We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 16, 2000 - 10:21 pm Asalamu alaykum: Salaam ka dib xagee ka dhacayna reer H/wadaag mise cid inay haybiso garata aa la waayey, waxanse jeclaan lahaa inaa layska warhaayo Gaar ahaan Biraha degmada,Masjidka Nuurul-Alhuda, iyo C.G.Raageba,waxaan kale oo haybinayaa asxaabtayda gaar ahan nuune,liibaan jalaato,c/qaadir Carusow,iyo all frends in h/wadaag. bye yariisow. nuune67@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 22, 2000 - 05:01 pm hello yariisoow waa kusalaamay anigaa ahaa reer h/wadaag gaar ahaan reer degmada h/wadaag waxaan degnaa hoos udhaadhaca nuur al hudaa also waxaan aqaanaa ree ceeley reer shiiq ahmed mataan, dhalin yarada xaafadaa degneyd waxaa kamid ahaa qoobley/cabaas muruqey/ahmed ceynab/dhagacade/maraqey/saleebaan macalingaabanow/ suubane m/g/reer cumarey cali/ iyo dhalin yaro aad ufarabadan ayaan ka aqaanaa xaafadaas oo aan hada aan soo koobikarin maka saa xibow aan wada xiriir nee igala soo xiriir my Email add is Arif_2003yahoo.com
|