We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 17, 2000 - 12:54 am ANIGOO MAGACAYGA LAYIRAAHDO WAXAAN RADINAYAA SAAXIIBKAY CABDISAMAD CISAMAAN CANSHUUR OO MARKII IIGI DAMBEYSAY KUNOOLAA XAMAR XAAFADA IF IYO AAQRIO AHMED BARILLA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 08, 2000 - 10:20 pm Asalamu Alaykum, Anigaa Aqaana wiil magacaas la yidhaahdo, oo xamar xafadaas aad sheegtay deganaan jiray, laakiin qabiilkaad sheegtay ma ahaa. Ma hubtaa inuu Gudabiirsi ahaa?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 15, 2000 - 10:09 pm Hello Barila! Sxb C/samad Cismaan Cashuur maaha Gada-biirsay waa Daarood/Harti waana my best friend as well. C/samad wuu guursaday Wuxuuna ku noolyahay Degmada Badhan ee Gobol-Sanaag. Hadaad warkiisa u baahantahay Igala soo xidhiidh r_lipps@yahoo.com..sidaa iyo nabad gelyo!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 30, 2000 - 10:10 pm Dear Annon, Maxaad beenta ku fali c/samad waa walalakay xaasna ma laha Badhana ma degana wuxuu joogaa marayakan waxaanad waxba ka ogayn waxb ha ka sheegin beentu ma fiicna iyo lugooyadu ok.
|