We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ASLAAMU CALEYKUM WAXAAN RAADINAYAA FARMAAJO CIDII TAQAAN AMA ARAGTA FADLAN HA GAARSIISO WARKEYGA E-MAILKU WAA Qasaaye18@hotmail.com mahadsanidiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaamu Aleykum waraxmatulaah... Qasaaye saaxiib Waa i kan waa Farmaajo..Email ayaan kuu soo diray waxaan filayaa inaad heshay Koleey adaan kaa aqbaar sugaa waa leys waayey Walaahi.. Qasaaye waa Farmaajo oo kuleh Peace
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date war nimanyahow magacyadiina waa igu yaal yaalaane ciyaal xaafadee aa eheedeen? cabdi.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Cabdi saaxiiboow hadaa raadineeso ninka la dhaho Max'ed Axmed Farmaajo,saaxiiboow nin culusaa taqaanaa walaahine.. Marka aniga aa ah saaxiibkiis qaaliga ah,ee aan kuu sheego meesha uu joogo. Saaxiiboow ninkaas wuxuu juugaa Canada gaar ahaan Toronto,waana caafimaad qabaa. Waxaa ka heli kartaa E.mailkaan farmaajo@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date wanku salaamay maxamed farmaajo.saxiib waxan ahay dhalin yaradi rer dirirdhawe ila sooxarir fatlan waxad igaheli kartaa halkan abemohamed@hotmail.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ASALAAMA CALEYKUMWARAXMATULAAHI WABARAKAAT. WAR HADAAD TAHAY INA AXMED CUMAR (FARMAGGIO) ISKA DAA WAA LAGAA CULUS YAHEE .EE KA WARAN HOOYADAA NAXARIISTA BADNEED IYO GABDHIHI KULA DHASHEY EE BOQORADA AHAA ANY WAY IGU WADA SALAAN WAA HABARYARTAAYEE.
|