We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() MAHAD CALI MIRE OO BAAFINAYAA DHALINYARADII XAAFADA HODAN IYO HURUWAA (Public user) | Unrecorded Date MAHAD CALIU MIRE CAWAALE , WAXAAN BAAFINAYAA DHAMAAN DHALINYARADII XAAFADA HODAN WAXAYNA KALA YIHIIN . ABDIMAXAMED SICIID, CABAAS, CISMAAN KOOLE,CABDIBUU,IBRAAHIN GUREY, TAAHA,CAADIL, CABDIRAXMAAN ABAABOW. DHINACA HURUWAA LIIBAAN ,LOOYAAN AND MAXAMED KHALIIF. telephoneka waa 614-866-5035
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 30, 2000 - 11:43 pm SALAAN Mahad aniga ayaa reer huru waa ah liibaan waan garanaa oo deris ayaan nahay aniga ayaa usheegay ee waxaa isku fasal ahayn walaashaa shugri . waxaad igala soo xiriirtaa email kayg .siman27 hotmail.co nabadgelyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 12, 2000 - 10:19 am mahad a salamu calaykum waxaa ka mid ahay dadkii daganaa xafada hodan, ciyaal sigaale oo na dhigan jiray dugsiga hoose dhexe ee dhagaxtuur sell more about at niyadsan@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 20, 2000 - 03:33 pm Salaamu Calaykum walaal mahad marka hore iga gudoon salaan . salaan kadib walaal maanta ayaa igu horeysa in aan arko ruux bafinayo dhalinyaradii hodan ayka mid yihiin <<< Cabdi maxamed Saciid (cabdi Ruush) Cabaas M Saciid, C/raxman Abaabow ,Cabdi Max'ed guuleed(cabdiBuu) maxaa dhacay intaas kaliya miyaad xasuusataa aaway aqayaartii kale eg yasir tiirka ,Kooshin ilay ,sharmaarke macawis gaab,faarax dhegey, so on igala soo xiriir Email kan lambar4@yahoo.com hear from you soon!!!!!!
|