Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan raadinayaa dhalanyaradii iyo akhayaartii reer kismaayo gaar ahaan xaafada faanoole.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARTAN (Public user)

Unrecorded Date

Walaala yaal waxaan raadinayaa dhalanyaradaa oo aan ku soo sheegay kor.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kasima

Unrecorded Date
cartan waan ku salaamay mar hore waxaan ahay dhalin yarada xaafada faanoole gaar ahaan bar lugabaxsi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mukhtar

Unrecorded Date
Waryaa Baar-Lugabaxsi sheegay, aniga ayaa ka imid Baar-Lugabaxsi bal isu key sheeg saaxiib.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M Qays

Unrecorded Date
Aqyaarta warka bayaaniya luubaxsi waa laguu yaqaan
sxbyaal waxaan raadinaayaa reer dhalinyaradii reer kismaayaha ahaayeen siiba cabdi jabane oo laigu sheegay Canada waxayna sxb ahaayeen Cabdi muuse
oo hada jooga sweden fadlan ninkii yaqaano
ha igala soo xariira emailkaan

caynanshe@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Wednesday, October 04, 2000 - 05:21 am
saxiibyaal anigana waxaan ahay ciyaal faanoole gaar ahaanquraca faanoole waxaan daris aheen cabdi
yare oo dhigijiray ingiriiska waxaan kale oo daris
aheendusiga macalin xasan wixii ciyaal faanoole ah
sxb sida ugu fiican aan iskula xariirno aqayaarta
rer faanoole ah ma ilodeen bada liida ibasheeda
waxaan aniga joogaa waashintoon aad baan
ugu xiisay ciyaal faanoole gaar ahaan sandarka
faanoole iyo agagaarkiisa wixii dagnaaa
sidaa xiriir wanaagsan

waxaan idin siinaayaa EMILKEEGA WAA digool @hotmil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Wednesday, October 04, 2000 - 05:27 am

nuur cirro

Saturday, October 07, 2000 - 06:20 pm
waxaan salaan u dirayaa dhammaan dadka somaaliyeed meel kasta ay joogaan.siiba dhalinyarada reer kismaayo. waxaana idiin wada rajeynayaa caafimaad , barwaaqo iyo bash-bash. noqda kuwii wadaaga cadka iyo caanaha.iskana jira kan dulmiga wado.nabad-gelyo iyo ismaqal wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur cirro

Saturday, October 07, 2000 - 06:27 pm
waxaan salaan u dirayaa dhammaan dadka somaaliyeed meel kasta ay joogaan.siiba dhalinyarada reer kismaayo. waxaana idiin wada rajeynayaa caafimaad , barwaaqo iyo bash-bash. noqda kuwii wadaaga cadka iyo caanaha.iskana jira kan dulmiga wado.nabad-gelyo iyo ismaqal wacan. waxaadna igala soo xiriiri kartaan e-mailka ah nor70@hotmail.com