Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Fadlan ma taqanaa Bashiir Abdi Hersi oo loo yaqano(Bashka)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 18, 2000 - 01:50 pm
anigoo ah Ibrahim Shariif Hasan waxaan bafinayaa saxiibkey Bashiir Abdi Hersi oo loo yaqaano (Bashka)markii igu war dambeysay wuxuu joogay Ethopia magaalada Adis Ababa isagoo markaa usii jeeday wadanka Filand.
Fadlan hadii aad tahay Bashka ama qof yaqaana isga meesha uu hada ku sugan yahay igla soo xiriirt Tel-(701)5813599 North Dakota U.S.A amaba E-mail Abubakar71@altavist.com
mahadsanid walaal.