We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date SALAAMA CALAYKUM WALAALAYAAL WAXAAN BAAFINAYAA CABDINADIIF CIISE JAAMAC OO DAGANAA HALWADAAG DHIGANA JIRAY AXMED GURAY SANADKII 85-86 OO MAREEXAAN AH WALAALIHII QAAR LAGU SHEEGAY USA VARGINIA. HADAAD IMAQLAYSIDNA IGALA SOO XIRIIN THIS EMAIL sidaa iyo ismaqal dhakhsaleh.
|
| | Unrecorded Date Waxaan baafinayaa Cabdinadiif ciise jaamac oo daganaa Halwadaag dhigana jiray Axmed Guray sanadkii 1985-86 oo ahaa mareexaan walaalihii qaar lagu sheegay USA Vergina markii iigu maqal danbaysay isagase ma, aqaano meel uu jiro. walaal hadii anyone yaqaan ama aad imaqlaysid ila soo xiriir. sidaa iyo ismaqal dhakhso leh.
|
| | Unrecorded Date waxaan baafinayaa reer xaaji axmad barrow oo xawaadle ah,deganaana jowhar
|
| | Unrecorded Date To Qadro said: Abaa wiilkaad raadineysid waxaan umaleeynaa qof aan aqaano inuu yahay abaa ma iisoo sheegi kartaa mareexaan ciduu ka yahay iyo walaalahiis magacyadooda.
|
| | Unrecorded Date Abaayo runtii waxuu mareexaan ka ahaa magarankaro laakiin walaalihiis waxaa ladha haa guuleed, gargaar,iyo waxaan u malaynayaa galad, iyo qaar kale oo wada g, ku socda, gabdhahana amay laba kaliya ahaayeen, hodan,waan hubaa, gabadha kalena bilaad in ladhaho baan jeclahay. aad baan uraadinayaa hadaad ogaatid email ma ii soo dirikartaa adoo ku mahadsan, While26@hotmail.com thank you
|
| | Unrecorded Date Hey girl cabdi nadiif waxaa la dhashtet (garaad, gargaar galad iyo mahad , gargaar iyo galad wee dhinteen. gabdhahana waa nadar , hodan iyo bilaad nadar way dhimatey, hodan iyo bilaad nairobi ay ku nool yihiin, gargaar saa sheegetey waa virgina aas daganyahey, cabdi nadiif holland aa lagu sheegey, habartood xaawo abshir ashkir waa waxey dagan tahey buulo xaawo. waa kaas abaa walaaleheey camal aas ahaayeey familkaas
|
| | Unrecorded Date abaayo waa laguu yaqaanaa cabdinadiif ciise jaamac waana walaalkay oo eedaday baa dhashay wuxuuna joogaa wadanka holland ee waxaad kala xiriirtaa taleefoonkaan tel 31655940821 abaayadiis garaadna ameerica uu joogaa ee sidaa ublasoco i hope inaa heli doontid class mate kaaga bye raage xuseen
|
| | Wednesday, August 16, 2000 - 06:25 pm Well done Raage Adiga laftigaaga baa la raadinayay goormaa lagu helay
|