Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): YAA YAQAANA Fitaax Bucuush
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOOLI

Wednesday, November 22, 2000 - 11:08 pm
SALAAMA CALAYKUM:
WALAALAYAAL WAXAAN RAADINAYAA,WIIL LA YIRAAHDO FITAAX BUCUUSH OO AAN XAMAR DARIS KU AHAYN.
WAXAAN DAGNAYN MADIINA.FITAAX BUCUUSH GURIGOODU
WUXUU KU YAALAY MASAAJID GADAASHIIS.WALAALKII
WAXAA LA YIRAAHDAA CALI KALAY.FITAAX BUCUUSH WUXUU SAAXIIB LA AHAA CABBAAS.ANIGU WAXAAN AHAY
DOOLI.EMAIL WAA KHALID9@IOBOX.FI