    BAKAARE | Friday, November 24, 2000 - 03:04 pm Waxaan Halkan ka baafinayaa dhamaan aqyaarta daganayd hodan iyo holwadaag, qasatan laga bilaabo baar Cagaar Wayne ama Baar Baranbaro ilaa iyo isgoyska Hodan. Waa halka uu laamiga ku kalo baro Hodan iyo Holwadaag. Dhalinyaradoo kala ah 1. Yaasin Banaaye 2. C/qani Baasto 3. UUMOW 4. MAX'ED XASSAN GACAL 5. SHAACIR SHARIF SHIEK 6. C/HAKIN QATATOW 7. AXMED QATATOW 8. CUMAR XALWO 9. XASSAN MAHADAAY 10. MAX'ED IYO C/QADIR SHIIQAALOW 11. DA'UUD, CIILE, IYO WALAALKOOD QAALID 12. CADI MAMOW 14. MAX'ED FIINLEY 15. MAHAD NAASIR (LIIS) 16. C/SALAM DAABWAYNE LIST GOES ON AND ON PPL PLEASE IF YOU HAVE INFO FEEL FREE TO GIVE ME FEEDBACK... THNX FOR TAKING YOUR TIME.... ONE LOVE REER BAKAARE |
    Amran | Tuesday, December 26, 2000 - 05:29 am hey bakare whats up i have good news for you aboowe waxaan jooga wadan ka AUSTRALIA WAXAAN IS LAA JOOGNA SHEEKHALOW HADI AAD U BAHAN TAHAY WAXAD U REBTA EMIL KAAGA |
    Bakaare | Tuesday, March 27, 2001 - 02:07 am Amran add ayaan ugu farax sanahay jawaabtada, runtii Shiiqaalow waxaa la'igu sheegay Sucuudiga. Walaal malaha... Max'ed shiiqalow A/qadir shiiqaalow.. get back to me, ASAP ... |
    Casa-popolaare man | Tuesday, March 27, 2001 - 11:36 am salaam bakaare; ana inta waxaa idinku soo gudbinaa ciyaal bakaare kale: Abdillahi amiin cabaas |
    farxiyo | Tuesday, March 27, 2001 - 05:59 pm walaal waxaan kusoo koray xafada bakaaraha waxaan u dhowaa bibitada ciise burdaan, ama sarta maqaaraha, wuxuu gurigeenu kasoo horjeeday jidka kasoo baxo suuqa bakaaraha ee galo hotel olompic, ama baar cariish. marka aan kuu tilmaa mayo xaafada ogow waxaan ka hadlayaa dagaalada ka hor. magacaygana waxaa layiraah farxiyo. waxaan dhigan jiray iskolka cismaan geedi rage sanadkii 1992 ilaa 1996. |
    WIILO | Thursday, March 29, 2001 - 01:44 am BAKAARO WAA KUSALAAMAY MID AAD IYO AAD UQIIMO BADAN .MARKA XIGATO NINKA LA YIRAAHADO <YAASIN GACAL MAXAAD BAARE .WAA LAGUU HAYAA MEEL LAGAAL SOO XIRIIRO KEENASO ,WAA QOF KALE OO AH CIYAAL BAKAARO.WAXAAN KALOON RABAY CABADULAAHI AMIIN WALAASHIIS OON KU MAQALAY SOOMAALIYA HADII WARKEEDA LAHAYO.MACASALAAMO REER BAKAARO.LAAKIIN NINKA ISKU MAGAABAY REER BAKAARO WAA KU AQAAN MAAD IHID REER BAKAARO EE HA KUQARAABAN WAXAAN UMALEYNAA IN AAD AHAAN JIRTAY CIYAAL IS KORIS SABABTOO AH MEELO BADAB AYAAN KUGU ARKAY OO AAD DAGANEYAD ACUUDI BILAAHI TIRO BADANIDAA ADIGU. |
    A.kkkk | Thursday, April 05, 2001 - 07:34 am Bakaarow iga gudoon salaan. salaan kadib waxaan kuu sheegayaa in aad tahay nin bakaaro ku soo korey maxaa yeelay waxaad halkaan ku soo xustey dhalinyaradii daganeyd xaafada bakaaraha waxaana tahay nin ku soo korey bakaaraha, waxaana ka xumahay in aad halkaan magacaaga ku soo xusi weydey haddii aad halkaan magacaaga ku soo xusi laheyd horey ayaan kaa garan lahaa, dhalinya aad sheegaysid anaa qabaar kaaga haayo meel lagaa helo soo sheeg. haddii aan magacaaga iskudayo in aan sheego waxaan u maleynaa in aad tahay maxamed muuse oo daganaa warshada alamaganis. sidaas iyo nabad galyo iyo jawaab degdeg ah. |
    Macalin Nuur | Monday, April 09, 2001 - 09:21 pm Bakaare iyo A.kkk Waxaan aad ugu faraxsanahay bogan oo uu Bakaare furay, markani waa markii igu horeesay ee aan soo kalo baafinta, hadana aad ayaan ugu farxay in aan arko dhalinyaradii ahayd reer bakaare. Qaasatan ninka is ku magacabay BAKAARE waa laguu yaqaan dhalinyaradaas dhamaantood, waxaa su'aal iga ah dhalinyaradaas waxay iskugu jiraan dhalinyaro waa wayn iyo kuwo yaryarba marka adiga kuwee kujirtay, mida kalane isku keen sheeg. Aniga waaxaan ahaa Reer Hodan agagaarka suuqa Bakaare.... A.kkk ninka aad sheegaysid ee Max'ed Muuse waa laguu yaqaan halkuu ku danbeeyay, yaad kaloo aragtay dhalinyaradii reer Bakaare. AMRAN wiilka sheeqaalow aad ku tilmamtay ee dagan Australia waa layaqaan oo wuxuu ahaa reer suuqa siigaale sida aan jeclahay... Mida kale aniga waxaan Joogaa (America) Texes. oo waxaan maqlay dhalinyaro badan ayaa googtay America, Canada, Europe. Max'ed Xassan wuxuu joogay markii igu danbeysay England. C/qadir Max'ed Sheikhalow waxeey joogeen Sucuudiga Axmed Qatatow Waxaa la'igu sheegay in uu joogo Xamar oo uu caruur leeyahay.. dhalinyarada kale ma ogi meesha ay joogaan, waxaa jirta dhalinyaro badan oo halkani aan isla xiriirno.. sidaas darteed BAKAARE IYO A.kkk xiriirka hala xoojiyo.. nabad galyo |
    a.kkkk | Tuesday, April 10, 2001 - 05:54 am macallin nuur marka ugu horeysa iga gudoon salaan. salaan kadib waxaan kuu sheegayaa c/qaadir shiiqaalow marka iigu dambeysey waxa uu joogay bakaaraha, sacuudiga waa laga soo tar xiiley hassan mahadaay, c/salam daabweyne, qaalid waxay joogeen bakaaraha. haddii aad dhalinyaradii bakaarahawarka heysid halkaan ku soo faah faahi sidaas iyo nabad galyo. |