Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): YAA ARKAY AMA OG MEESHA UU KU DAMBEEYO SAAXIIBKEY C/XAKIIN HAJI ABDI (FARTAAG)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abubakar Sheikh

Saturday, November 25, 2000 - 03:12 pm
Anigoo ah Abubakar Aweis Sheikh oo loo yaqaano(Abuu)oo hada ku nool wadanka Mareykanka waxaa baafinayaa saaxiibkey C/xakiin xaaji cabdi (Fartaag)oo deganaa jiray xaafada Waaberi Iskool 21 octobar agtiisa.
C/xakiin wuxuu ahaa saxiibkey oo aan markasta wada ciyaari jirnay Balooniga weliba waxaanu aheyn isku Iskuul iyo isku fasal markii aan yar yareen,hadaba saxiibkey C/xakiin oo aan aad ugu xiisay oona igu dambeysay mudo ku dhow 15 sano waxaan ka codsanayaa inuu ila soo xiriiro haduuba nool yahay amaba qofkii yaqaana ha iila soo xiriirofalan.waxaa leyga helaa TEL:701-282-2004 ama E-mail Samo-wade@msn.com
waad mahadsan tahay walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saki

Sunday, January 28, 2001 - 11:27 pm
to, abuukar waan kusalaamay saaxiibkaa abdixakiin farataag wuxuu ku noolyahay varganai wuuna fiican yahay hadii aad rabto faafaahin intaadheer ka raadi va.