We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, November 26, 2000 - 05:11 pm Anigoo ah Abubakar Aweis Sheikh oo loo yaqaano (Abuu)waxaa bafinayaa saaxiibkey C/qaadir Muudey Caraaye oo markii igu war dambeysay joogay wadanka Holand. fadlan hadii aad taqaanid Muudey amaba aad war ka haysid meesha uu hada ku sugan yahan yahay waxaa ka codsanayaa inaad igala soo xiriirto Tel-701-282-2004 USA ama E-mail= samo-wade@msn.com. Mahadsanid walaal.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 09, 2000 - 06:26 am aboowe abuu kaan kasaayay miyaa mise koo kale oo waaberi deganaay ma xasuusataa abii maxamed aweesoow; suufi haddii aad tahay ii soo jawaab
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 10, 2000 - 04:07 pm Haa walaal Farta Abuu waa kii aad taqaanay oo deganaa xaafada waaberi,dadkaas aad magacyadooda kor ku soo sheegtayna waan aqaanaa waa walahey, ee adiga walaal qof maad tahay? xageed joogtaa? sideena laguula soo xiriiri karaa? Aniga Abuu waxaan joogaa hada U.S.A waxaana leyga helaa tel=701-2822004 or E-mail samowade@hotmail.com ila soo xiriir walaal, asxaabtii hore aad ayaan ugu xiiso qabaa. I realy need you to keep in touch with me as soon as posible .bye-bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 11, 2000 - 08:05 am ABUU WAXAAN U MALYNAYAA INAAD SI FIICAN II XASUUSATID SABABTOO WAXAAN DEGANAA WAABERI DABKA KORKIISA DAGMADA AGTEEDA WAXAANA IMAAN JIRAY DUKAANKAAGA HADII AAD KUU SHEEGO MAGACEYGA WAA FARDOWSA WAXAAN SAAXIIB AHEYN MARYAN RUUN IYO SHUGRI MUUMIN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 16, 2000 - 11:15 am s/c saaxiib waan aqaanaa c/qaadir muudeey laakiin hadda meel uu ku sugan yahay ma aqaano. waxaan nairobi ku arkay walaalkiis haddii aad taqaano dad nairobi degan waxaad weydiisaa xafiiska mayoow meeshaas ayaa walaalkii ka shaqeeyaa markaa weydii talafoonka muudeey hadda wuxuu ku sugan yahay xamar sidaas ayaa ugu sahlan. nabadeey. hassan aflow xamar sare 80/84 isku galaas ayaan ahayn muudeey iyo yuusuf iimaan geedi email (munnagufa@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 03:06 am Aad ayaan ugu farxey markii an arkey akhbaartaada Abuu waxa aan deganahey weli dalka holland waan ka guurey amsterdam wixii akhbaar ah anaa kuu soo sheegi doono waa abdikadir mudey ooku leh sanadwanaagsan waxa aad igala soo xiriiri kartaa mude20@zonnet.nl
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 19, 2000 - 03:36 am weli war idinkama hayo waxa aan idiin soo direy in ka badan seddex e-mail ee igala soo xiriira mude20@zonnet.nl ama tel 0031485383997 waa abuu iyo hassan aflow
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 30, 2000 - 08:25 am c/qadir mudey, ninkan shamsadin waaye, ciyaal 21 oktobar aad isla aheedeen, hadaa akhbaarteeda hesho ila soo xiriir anigoo meesha iska fiirinaayo leen magacaaga arkay, ciyaal waaberi badan aa hooland joogo, keep in touch guys.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 29, 2001 - 10:49 pm Waan ku salaamay Abuu waa zico xaalada ka waran maan ayaan bogaan baaray ooaan arkey,aad baan ugu faraxsanahay inaan is helno muudey weli holland ayuu joogaa waxaa kaheleysaa mude20@zonnet.nl waxaan joogaa swedan intii laba sano ku dhawaaad waxaa leyga helaa zico114@hotmail.com ama tel-46739901678 jaaw abuu xiriir wacan
|