Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin Mohamed Nuur Ibrahim.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdisamed (Public user)

Unrecorded Date
Anigoo Abdisamed Abdullahi,degan Magaalada
Göteborg ee Cariga Sweden.Waxaan Baafinayaa Ninka
aan kor kusoo xusey oo ahaa nin aanu saaxiibo
nahay isugna kaaya danbeysey 1986.Kadibse waxaan
si qaflad ah iskugu aragney Magaaladayda,wuxuuna
ii sheegey inuu degan yahay Canada.Waxaan
ubaahanahay ninkaas cinwaankiisa ama telefon
nummbar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahamn (Public user)

Unrecorded Date
asalaamu calaykum

salaan ka dib

magaaladee ayuu degen yahay ninkaad sheegayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdisamed (Public user)

Unrecorded Date
Ma aqaano magaalada wuu ii sheegay waanse
hilmaamay laakiin qabiilkiisa waa Abgaal marka
qofkii yaqaana fadlan ha ii soo sheego meel aan
kala xiriiro.


sidaa iyo nabadgel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASAN

Unrecorded Date
waad salaamantahay MR: CABDISAMAD CABDULLAAHI.
Ninka aad raadineysid oo la yiraahdo MAXAMED NOOR IBRAHIM waa walaalkeyga,wuxuna deganyahay CANADA magaalo la yiraahdo (nova scotchia) HALIFAEX
ee aniga ayaa ku siin doonao talefoonkiisa ee ila soo xaiir,waxaana deganahay tuulo u dhaw GÖTEMBORG
oo la yiraahdo KUNGÄLV .
Wxaana la i yiraahdaa XASAN NOOR IBRAAHIM
E-MAILKAAN HASSANNOOR@HOTMAIL.COM