We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 28, 2000 - 04:38 am waxaa la dhahaa abdulkadir from Denmark waxan raadinayaa ardaydii 21 oktobar hoose dhexe. iyo asxaab teydii waabari, tareebiyaano, muuse boqor agtiisa dadkii daganaa. fadlan ila soo xiriira. amad23@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 03:40 am walaal waxa aan ahaa reer waaberi iskastoo aan deganaa beerta agteeda haddana waxa aan u badnaa via leybeeriya masaajidka muuse boqor dad badan ayaan ka agaan sidda weershe oo deganaa guriga barakada madooweed waxa aad igala soo xiriiri kartaa mude20@zonnet.nl waxaan ku weydiinayaa ma taqaanaa cabdicasiis istakiin oo lagu sheegey inuu joogo denemark waxa uu harqaan uku lahaa via layberiya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 18, 2001 - 05:05 am salamu calaykum walal magacayga waxaa layiraahda c/nasir waxaan daganaa masjidka musoboqor agtiisa hadaa taqano dukanka salado ama guriga qadijo lixfaroolay agtooda ayaan daganaa ama hadaa taqaan dukaanka hawaiy. dhalinyaro badan oo reer wabari ah ayaa dagan magalada LONDON hadaaan qaarkood kaaga sheego waxaykalayihiin(ismaciil g/mowliid mohamad/yahye mohamad/yusuf faruur/) marka saxb hadaa intaas wax ka taqaano ama aadka xasuusato igala soo xiriir ELMINAS@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 18, 2001 - 05:07 am E-MAILKAYGA WAA QALDAN YAHAY WAA ELMINAS007@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 12:52 am Ugu horeentii waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan dhalintii waabari gaar ahaan kuu wii deganaa aga gaarka muuse boqor iyo via laabeeriyo iyo tareebiyaanaba waalo salaan kadib waxaan gabar deganeed waabari gaar ahaan xaafadaha aad sheegya ee ila soo xiriir hadaad xiisee neyso 21oktobar iyo maajaba waaku kaas ii maylkeeygu waa midka hoos ku qoran ee igala soo xiriir.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 12:57 am hadii aad ii baahataan waad igala soo xirii ri kartaan E-mail keyga oo ah (foozio@hotmail.com) hade waa idin kaas c/qaadir anaa gabar iskool 21oktobar.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 08:39 am C/naasir walaal waxaan kuu weydiinayaa wiilaya aad sheegayso ee ah mowliid mahamed wali miyaa iyo yaxye mise wiilal kale istakiin ma wuxuu joogaa dk falan c/qaadir hadaad taqaan istakiin nasoosii meehs laga helo illaa yaraan teey dii ayuu dharka nootoli jiree sidaas iyo nbad gelyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 10:55 am Saaxiib mowliid iyo yaxye waxay joogaan dalkan ingiriiska, istakiin ma garanayo meel uu joogo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 08, 2001 - 04:04 am qofka raadinaya istakiin waxa uu joogaa Denmark.laakiin waxa aan ku weydiinayaa haddii aad taqaan istakiin ana waa isnaqaan ee ma isku key sheegi kartaa.Waayo waxa aan ka mid ahaa dhalinyaradii harqaanka iman jirtey. abdikadir
|