We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaanwarkooda doonayaa reer xaaji axmad barrow oodeganaa jowhar ,ahna xawaadle,gaar ahaan sahra xaaji axmad barrow oola iigu sheegay mar abudabay. fadlan igala soo xiriira,abuhafsa@htmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date asalamu caleykum waraxmatulaah , aad iyo aad ayaa ugaranayaa reer xaaji axmed baroow isku magaalo ayaan deganey laakiin waxaan ka xumahay in aan wwax war ah uhaynin , waxaan kugu caawin karaa in aan ku siin karo telephone ka magaalada jowhar aadna ka wareysan kartid in weli degan yihiin reer magaaladaas , aniga maga ceygu waa abdullahi mooge ( john)jowhar tel.2521-614002
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date SAlaamucleykum walaal cidaas waan garanayaa lakiin sasiib xumo meel kuma ogi sahro waxaa lagu guursaday abu-dabi oo waxeey leday 5 ciyaal ah walaalkeedna wxuu joogaa sweden ana waxaa ahay ina adeerkeed. barasho wanaagsan magaceyku waa barkadle@hotmail.com
|