We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 30, 2000 - 07:40 am magaceeyga waa cadnaan waxaan daganahay wadanka denmark waxaan raadinayaa naag laba cunug leh oogabar ah hadeey jirto bil axsan igala soo xariir emailkaan,,,, cadnaan10@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 11:01 am salaan aboowe waan kahelay waxad soo qortay waxaana la yaabanaghay suaashaada foosha xun oo aad tiri naag laba caruur kleh oo gabar ah horta ma xuma gabadha haday wax dhasho wali waa gabadhii waxaad ka wadid ma tii hoosaa ok aboowe waxaan kaa codsanayaa inaad soo cadaysid waxaaad ka wadid gabadha siday iska dhgto waaye haday gabar tahay iyo haday wax dhashayba waa siday iyada u dhaqanti xaga dedebta iyo xishoodka marka ha u gafin hana ku xumeen hadalka gabdhaha wax dhaleen ayagaaba la hubaa in ay wax dhaleen bye ilwaadsan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 11:08 am abaayo ha ugafin cadnaan waxaa laga yaabaa inuu hadalkiisa ka waday naag labo canug leh ma-ogtihiin dad waxaa jiro caruurta kasoo qaato dadyowkale kadibna korsado caruurtaas una noqdo hooyo ama aabo, (adaption) hase yeeshee wali ah gabar kor iyo hoosba. marka aboowe anigu waxan ahay Gabar hal canug leh (adaption) waan soo korsadey balse uma baahni nin waqtigaan wali waan yarahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 12:00 pm TO;NAFISO, WAAN KU SALAAMAY . MARKA XIGA WAXAAD TIRI GABAR AAN AHAY NINNA MAU BAAHNI TAAS WAXAY TAHAY WAA BAAHANAY RAASHINNA MA RABO !!!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 12:00 pm lol ilwaadsan marka hore waxaan salaamayaa dhamaan bulshada soomaaliyeed meel walba ya joogaan salaan kadib ilwaadsan lol ma waxaa tahay qoftaan aqaanay mise........ sxb cadnaan warka cadeey heeee by dhalin yaro laakiin mid ha ilaawina ceyda waa xuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuux
|