Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): ina habreeday(hooyadeed layiraahdo"Cadar max. goorxunyeer,Majeerteen,reer bicidyahan)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qanciye (Public user)

Unrecorded Date
waxaan baafinayaa gabar ay dhashay habar yartay gabadhaas oo aan magaceeda aqoon markii ugu wardanbaysay ay soo gashay usa ayaan raadinayaa.hooyadeed waxaa layiraah daa "cadar maxamed goorxunyeer,waa majeerteen,reer bicidyahan ooka ah reer wacays.waxaa idhashay habaryarteed "Saaqa warsame jaamac"wixii akhbaar ah ii gu dhaaf qolka baafinta. mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fardowsa

Wednesday, October 11, 2000 - 06:24 am
Qanciye walaal salaan aad iyo aad u qiimo badan iga gudoon. Aniga waxaa laydhahaa Fardowsa hoyadeey waxaa la yiraahdaa Cadar, hase ahaatee waaxaan raadinayaa familkayga oo dhan walaalo ila soo xiriir waxaan u maleynayaa in aan ahay gabadha aad raadinaysid. emailkayga waa fardowsa12@hotmail.com. Aad iyo aad ayaan u rajeenayaa in aan ahey gabadha aad raadineysid waxaana joogaa dalka USA abowe sida degdegta badan egula soo xiriir. Abowe marka aad dad raadinaysid waxaa laga tagaa email ama telephone se oo lagula soo xiriiro, nabadeey abowe
Fardowa