We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 02, 2000 - 04:38 pm waxaa magacyga la yiraahdaa cabdi xakiin nuur cumar waxaan raadinaayaa ciyaal xamar jadiid gaar ahaan agagaarka isbartiibada ciyaal biibito ciyaal qurac ciyaalxaaji culus waxaan daganaa ka soo horjeedka makiinada xaaji culus meshaan ha leeysku arko
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 03, 2000 - 07:18 am waa ku salaamay sxb mataqaana 1 sharmaarke 2 qodhob 3cadbixalwo?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 03, 2000 - 10:00 am mataqaan daahir qamiir?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 04, 2000 - 08:03 am waan ku salaam waan aqaanaa c/xalwo balse waxow ahaa ciyaalka naga waaweyn daahir qamiir ayaan banooni isla ciyaari jirnay waxaan kaloo xasoostaa c/farey-liibaan indhay- iskiije-gaabow-cagoole-saadaq-caliyow-cooke-c/qadar-maxamed ibraahin-c/xafiid-iyo in badan oo aan halkaan ku soo koobi karin saaxiib isku keey sheeg waan ku garanaayaa.waxaad igala soo xiriiri kartaa. srafil@hotmail.com wabilaahi towfiiq
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 08, 2000 - 04:21 am TO: CABDIXAKIIN ANIGAA DAGANAA MAKIINADA XAAJI CULUS AGTEEDA MAGACAYGA WAXAA LADHAHAA CABDULKADIR WAXAA ABTI II AH MOWLIID HAAJIR GURIGA LIIBAAN INDHAY IYO SKIIJO GURIGA KUDGAGAN AYAAN DAGANAA WAXAAN GARANAAYAA DAADIR JAREER YAXYE, CABDI XAFIID WALAALKIIS MAXAMED IBRAAHIM XAAJI CULUS MAKIINADIISA MAXAAN CAJIIN KA KEENAY. SACIID CALI SUUDI'
|