Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaa arkay dhalinyaradii reer qardhood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mursal

Monday, December 04, 2000 - 02:16 pm
marka hore halkaan waxaan ka salaamayaa dhalinyarada soomaaliyeed meel walba ay joogaan
salaan kadib waxaan halkaan ka baafinayaa dhalinyaradii reer qardhood magaceeygu waa mursal
fadlan halkaan waxaan dhalinyarada soomaaliyeed
ka codsanayaa wixii cay ah ineey naga reeban tahay
fadlan wixii kaftan ah wuu furanyahay

by dhalinyaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mursal

Monday, March 05, 2001 - 02:34 pm
war maleh miyaaa reer qardho maxaa kugu dhacay
guys reer qardho hadaad tihiin fadlan reeb
message thanks all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartun

Tuesday, March 06, 2001 - 01:44 am
adeer adi mursal
reer qardho maxaa karabtaa
deen meey qabaan baa la yiri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mursal

Friday, March 16, 2001 - 12:15 pm
abaayo marka hore waan ku salaamay salaan ka dib abaayo waad ku mahad santahay abaayo reer qardho
anigaa u dhashay deeyna ma qabaan abaayo laakiin
marka aad soo galeeysay halkaan si fiican ma u fiirisay abaayo hadaad tahay wel come hadii kalena
wel come mar walba waxaa tahay gabar soomaaliyeed
mana rabo in aan ku dhaho wax xun ee noqo walaal jira by take care abaayo ogoow ceyda waa lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alia

Monday, March 26, 2001 - 01:42 pm
hi mursal, i was wondering since you are in qardho if you know someone in perticular name abdulkadir baane who was my childhood friend.

if you know him, would you please let me know, cause that would mean alot to me.