Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaa Arkey Roda Sadiiq.....Dhulbahante
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rasheed

Tuesday, December 05, 2000 - 10:53 am
Salaam Y'll...

Waxaan Raadinayaa Gabar la dhaho Roda Sadiiq
Markii iigu Danbeyseyna Waxa Ay joogtey Holland
Magaalada Tilburg.
USA Iney mar aadey ayaa iigu danbeysey
Fadlan Qofkii Kasaayo, Ha iisoo sheego.

Rasheed_20@hotmail.com.

Mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 11, 2001 - 08:23 am
salaan kadib aniga waxaan aqaanaa roda dhulbahante ah waxeyna ila joogtaa usa ama minnesota.laakiin roda wax loogu daro ma'aqaan
hadii aan kuu tilmaamo waa qof gaaban hadii ay ayada tahay waan kuu raadin karaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 11, 2001 - 09:31 am
wacalda dhulbantee wali ma sharmuutidii rooda ayaad raadinaysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rasheed

Monday, April 16, 2001 - 05:54 am
Sallaam Y'll...

Annoym

Saaxiin Gabarta wey gaabantahey weyna
Cadara Qurux badan.
Fadlan hadii aad taqaanid ila
Soo Xirrrrrriiiiiir

Nabadeeeeeey