Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Ardaydii dugsiga sare ee Sheekh Soofi xamar 1989\90
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal (Public user)

Unrecorded Date
Dhamaan ardaydii dugsiga sare ee sheekh soofi dhegan jertay waad salaaman tihiin waxaana baafinayaa ardaydii aan isku galaaska ahayna. magacayga waa SAHAL M. SHIRE hadaba qofkii fariintaydan akhriya oo ah ardaydii aan isku fasalka ahaan jirnay fariin halkan haygu dhaafo mise haygala soo xiriiro emailkayga oo ah sida tan shimbir@freemail.nl.

Waad salaaman tihiin dhamaan tiinba