We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WALAALAYAAL QOFKII GARANAYA UBAX CUMAR AFYAANO IIGU DHAAF CINWAANKEE DA FORUMKAN ADIGOO KU MAHDASAN WAXAY JOOGATAY MARKII IIGU DANBAYSAY USA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal waxay joogaan usa oo ay dhashay eedadeey warsan boqor.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date af yaanyo....afkeed maa gaduudnaana?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Gix, gix, giiiix Af-yaanyo aa ka dhacday walaahi. Saaxiib waan ka xumahay in aan aqoon laakiin qofta naanaysteeda ayaa i dishay.... Waxaad aad ujeclaan lahaa in aan ogaado sida ay naanaystaa ubaxday.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, July 02, 2000 - 01:38 pm saciid walaal waaluguu kasaa ubax oo warsan -gali ah oo hooyadeed ah cismaan mahamuud hada familka oodhan waxey joogaan usa iyo fowsiya oo joogta holland hadii aad ubaahan tahey faafaahin dheer ciwaan kaada soo sheeg anaa telefoonkooda kusiinaayo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 15, 2000 - 06:54 am To Saciid walaal aniga weeye ubax afyaanyo kumaan goran qoftaad tahay isu keeysoo sheeg inasoo dir email hadii aad rabto faah-faahing dheer sidaa ayaad kumahadsantahay emailku waa shareehan@collegeclub.com thanks
|