We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 08, 2000 - 10:23 pm Wixii yaqaana wax reer taleex ah ha igala soo xidhiidhaan qowlo iyo dhumay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 09, 2000 - 01:58 am Heee aniga yaa dhigan jirey schoolka taleex,waxaana daganaa masjidka cusub oo dhisitaanka ku socdey dagaalka intuusan dhicin. EE hadaad rabtid ila soo xiriir meeshatan mise e-mailkeyga cadey_a@yahoo.fr ha kuu macaanaato
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 17, 2001 - 08:31 pm SAAXIIB WAXAAN KU DHASHAY QAWLO LAAKIIN MA'IHI REER TALEEX EE BAL ADIGA MAGACAA HADDAAN KU GARTO WAXAA LAGA YAABAA INAAN KUGU SOO XIRO DHALLINYARO BADAN OO REER TALEEXA.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 24, 2001 - 04:01 pm INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICIIN AR KAN DHOORAHAA ARKA KUU DHALAY LA DHAHO. WAR WAXAA LAGA HADLOOYAA XAAFAD XAMAR KU TAAL XAFADA HODAN ZONE TALEEX.QALO AAN KU DHASHEY KU YEH.ACUUDU BILAAHI.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 29, 2001 - 08:04 pm ku kuu dhalay waar yarta reer xamarka ahi ina af garan masee inagaa is af garanaynee waa dhumay meeshaan ku dhashaye bal adigu isasoo sheeg bal inaan ku garto nabadeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 01, 2001 - 08:41 pm aamino yareey walaashiis raalli ahow xamar lagama hadlayo ee waa dhul aadan aqoon,xaysimo waxaan joogaa usa waxaana la i dhahaa xasan so maxaan intaa kabadanoo kuu sheegaa bal adiga warka soo daa,
|