We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 11, 2000 - 12:00 am Asalamu Aleikum dhamaan. Anigoo ah YASSIN MOHAMED ISMAIL {Yassin Baari} Waxaan dhigan jiray 1-8 dugsiga hoose dhexe ee Maxamuud-Mire kaddibna form 1-4 waxaan ka soo baxay Dugsiga Sare ee RAAGE-UGAAS. waxaana kudhashay kuna soo barbaaray WAABERI suuqa Anzalooti agtiisa. waxaana warkooda doonayaa dhammaan reer ANZALOOTI Iyo WAABERI iyo asxaabtii aan isku iskoolka ahaanjirnay meelkasta oo ay degenaayeen. haddii aad kamidtahay ama aad dad kagaranaysid Please Email me yassin@somailtalk.com Thank you so much. sidaa iyo Ramadaan Mubaarak.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 23, 2001 - 11:55 am war yaasiin waxa kula hadlaaya waa cabdi casiis jimacaale iyo walaalihiis cabduqaadir axmad shire waan ku salaanay saaxib waxaan daganahay holland waana jooga dad badan hadaad na xauusaTO
|