Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): YAA GARANAYA RAGAN .. JABDHURWAA, XAYDHDAC, KORAN LIQE. JAAMAC DALAB. XAAJI WARANLE.XUUDHE.SANDHEERE.NACNACLE. INA NACNACO.QOORQALOOC.ABAYA SAHAL.IYO KUWO KALE OO BADAN WAA REER LAS AANOD..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X.JAMAC

Monday, December 11, 2000 - 08:48 am
ASALAAMU CALAYKUM..
FADLAN WAXA AN U XIISAY IN AAN OGAADO MEELAHA AY JOOGAAN DADKA YAQAAN DADKAS ..
ILA SOO XIDHIIDHA RAG IYO DUMARBA .....
HANAD602HOTMAIL.COM
WAA XAAJI...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZUHUUR

Tuesday, February 27, 2001 - 05:29 pm
Aboo waxaan ku wediinaa magacyadaan dhan oo so qortey run miyaa mise waa ciyaarosaa..

waaba iga nixisee . lol. laascanood aan u jeedey first time dad kaanba hadiis jogaan meeshan anoo kumbiyuutarliqa lay dhaho aan ba kasoo naqanaa meesha mamada iga ganbiso aandhahaa marka..lol. jaaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED.G

Wednesday, April 04, 2001 - 01:18 pm
MA JIRAAN WAX LA DHAHO MAGAC YADAAN EE AFKAAGA QADHMUUN EEMURQAANSAN KA LEEXI DADKAA IIDOORYAHOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAANA

Wednesday, April 04, 2001 - 06:33 pm
0ACUUDKOOW WAXAAN DAD MAGCAYADOOD MIYAA WAA YAABE MISE WAA ISKA CIYAAROOYSAA SIS SUHUUR ANBA WAANYAABAY