    DACAR IYOQADHAADH (Public user) | Unrecorded Date SAAXIIBAYAAL WAXAAN RAADINAYAA LIBAAXYADII. |
    Shabeel (Public user) | Unrecorded Date Libaaxyadii hadda dawacooyin baa laga dhigay. Miyaadan ogeyn? is ilaali yaan adigana lagugu darine!!!!!!!!!!!!!! |
    Mashquul (Public user) | Unrecorded Date To:Shabeel Adeer ilaah baanu ogayn inuu libaax dacawo kadhigi karee wa ayo waxaad leedahay waxbay dacawo kadhigeen? adiguse hadaanad kamid ahayn libaaxyada waad ku soo khaldantay bogane qabo boga shabeelada.Mase qiratay in mar libaaxyo jireen? |
    JAAFAA (Public user) | Unrecorded Date OGEYSIIS, YAAN LA ISKU KIIN DIRIN, MEESHAN CID WALBA WAA ISKA SOO GASHAA QOFKA SHAAKADAN SAMEEYEYNA MAAHA DURIYADA!!!!!!!!!!! HADALKU YAANU SII DHARAAN, CIDII KALE HA KU SHEEKAYSATO, WAXANAN LEEYAHAY QABAAILKA HA FARA GELININA, DADKAN QORAALKAN QORAYNA MAAHA DADKA AY SHEEGANAYAAN, EE WAA DIRAADIRAALAYAAL, EE OGAADA. WAA JAAFAA |
    Anonymous | Unrecorded Date daayeero,libaaxyo iyo dacawooyin baa laysku ogaaye maxaa ciwaanka khalday..weger waluu iska hadlay..... |
    HOROR | Unrecorded Date GARXAJIS IYO FUTO XEJISBA LAYSU JOOGEE LAAKIIN WAXAA LAYAAB LEH MARKA GARXAJIS LAGU XUUXINAYO FUTO XAJIS. |
    awali | Unrecorded Date libaaxyadii garxajis waxay khaadum uyihiin libaaxyadii banaadir maxaayeelay odaygii cabdiraxmaan tuur waxuu goomiiste ka yahaymagaaladii xamar waliba agagaarka aabuloow. |
    NASIR | Unrecorded Date WAAD SAKHRAAN SANTIHIINE IS LA YAABA |
    muse | Unrecorded Date Hadaad raadinayso garxajis ii kaalay aan ku wasee dunm bitch |
    Sheekh isaxaaq | Unrecorded Date kuligiin anaa dubaalada idinku cesha |
    JAAFAA | Unrecorded Date CAAWA XAGEE FADHIISANAA OO KA CABNAA INAGA DAAYA WAXAASOO, ........ JAAFAA |
    gaashaamo iyo qoolcaday | Tuesday, August 08, 2000 - 06:26 am anigaa qorey waana gabay jirey ee maxaa uga xuntihiin waa rageedii dumarkana waa la yaqaanaa |
    Anonymous | Wednesday, August 09, 2000 - 07:41 pm Ninka qoray waa runtaayee, duriyada ma aha, maxaa yeelay meeshu waa ee maxaa reer SOMALIALND soo dhex galiyay, kolayba ka qoray iyo kan u jawaabayba waa baakhado. Reer Somaliland sheekadaa waan dhaafaynay. Allaa mahad leh. Somaliland GUUL, qabyaaladiisthu ka dhaco. |
    baar siigo | Wednesday, October 04, 2000 - 10:25 pm ku cidii qaybtan furtay waxaan kuu sheegayaa ama aan kaaga digayaa in aanad ka faaiidaysan karin duriyadan waayo hore tashatay ee gacmaha iswada haysata isaaqna waa wada libaaxyo mana kala dhacaan taariikhda dunidana way ku qoran yihiin hana sugin in aay sida koonfur ismaduugayaan garxajis haduu libaaxyo yahay wax iigu filan oo waa walaalkay bal adigu nacasoow ha haraadin oo yaanu janqalan kudiline orodoo cagaha maydho dabadeedna seexo. |