We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 13, 2000 - 03:30 pm Haddi ciyaal curubo eheed sanadahan kor kusoo qoray ama aa degeneyd xaafadaha Fiat, Manaboolyo, Boondheere, Warta, Howl Wadaag, Hodan, Waaberi, Iskool Bulisiyo iyo calan Saarka, Isku raran iyo Xamar Weyne, Via Roma faamosana eheed inta isku soo qor si laguu wareesto. Bajaq II Balaqs are welcome.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 14, 2000 - 10:13 am ,,,,Ciyaal Curuubo iyo Oday Curuuba Koona ma aanan noqon,,Se Ninyahoow Waxaan garanayaa Oday Shire Ileey la Odhan jiray ee Magaaladii Curuubo Police ka ahaan jiroo kii Freeway ga ku speed gareeyaba inuu ku shidan jiray,, Ma high way petrol kuu u shaqeen jiray ma Police caadi ah buu ahaa haddana ninyahoow ninku Il buu la'aa oo ganna dhaadheeraa,,,, iyo Mid kaloo isna Libaax la oran jiray ee Parkingka Curuuba towing car u ooli jiray oo Haddana sacaba weynaa....kii Libaax ahaa baa haddana la igu yiri waa Mareexaan.... Nin yahoow tan kale waxaan ku weydiiyay magaalooyinkaan aad soo tirisay maxaad Hargaisa iyo Jariiban ugu dari weyday,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 10:10 pm to neefowkaniini walaalow waan ku salaamay waxaan ka helay saad wax walba u taqaanid kow dheh markaa inaan ku barto aan rabaa ee emailkaan igala soo xiriir pls munaazil@hotmail.com thnks byeeee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 19, 2000 - 07:40 pm Waraa Neefoow waridkaa ii Zeeriyo G-gaa tahay maxaan dhahaa? . Waraa Isbaarooyinkaan aa soo tirisi maxaa waaye? . Tuulooyinkii Kontoroolyaasha ku ag yaali miyaane Siboostoyaaw? . Maxaa waayine waxaan? Soo jilci warkaa aan ku dhahay. Inaa Ciyaal Kilaabka Munishiibiyo ii Iskaalada eheed waa la ii sheegi. Habeenkiina Labumba aadi jirti ii Shumaali ii Sahro Dawo. Haddaa kor iiga imaanee miyaa? . . . War baaskaan Munaazil kuu dhigti ubax...Ama sidii dheereeye camal "Aar soo dalac baaska dheh" waa ku aqaanaaye, Makaroofiyaaw oo Abuu-Faaska eh....Filfishaa tahay maxaan dhahaa?
|