We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 16, 2000 - 02:20 am Asalaamu aleykum, Waxaan raadinayaa ardeydii nigan jirtey jamaal c/naasir siiba fasalka "oula awal"... I hope inaad badnaan doontiid inta dhigan jirtey.. salaamu aleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 05:30 am Wacalakuma Salaam, Faarah see camal waaye adiga, Soomaaliyoo dhan marbay uulaa awal soo wada martaye, kuwee rabtaa? ..Kaftan. "uulaa awal" sanadkee saaxiib aniga ayaa uulaa awal ahaa 1974kii!! Wa bilaahi Towfiiq
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 17, 2001 - 12:49 am Dhubad , waad saxsan tahay, waxaan iloobey inaa sii fahfah hiyosanadkaan dhigan jirey fasalkaas, Waxaan dhigan jiray oula awal dagaalka markuu dhacay ka hore, ardey saas ahna ma ka aqaano or ma'aan xasuusto magac yadooda, Waxaa ila dhigan jireen : Farxiyo (futucey) Idil Yaasir ismahaan samsam sharmaarke hadaad xasusataan ardeydaas soo sheega waxa ay ku danbeeyeen......
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 18, 2001 - 03:59 pm Asalaamu calaykum Farah kuma xasuusto anigu laakiin waan dhigan jiray uulaa awal 1985 Jamal abdi nasir waxaan ku magac dheeraa Daroogo, iyo Shafbir, waxaa magaaladan ku arkay arday kamid aheed ardaydii dhigan jirtay schoolkaa waxaa kamid ahaa: Amaal & Liibaan & Cabdirisaaq Jaangow, haday jiraan wax intaa kabadan nagala soo xiriira Toronto E-mail(husein0038@home.com)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 18, 2001 - 04:01 pm Asalaamu calaykum Farah kuma xasuusto anigu laakiin waan dhigan jiray uulaa awal 1985 Jamal abdi nasir waxaan ku magac dheeraa Daroogo, iyo Shafbir, waxaa magaaladan ku arkay arday kamid aheed ardaydii dhigan jirtay schoolkaa waxaa kamid ahaa: Amaal & Liibaan & Cabdirisaaq Jaangow, haday jiraan wax intaa kabadan nagala soo xiriira Toronto E-mail(husein0038@home.com)
|