Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): YAA ARKAY SUCAAD BASHIIR XODEY,MAXAMED CISMAAN BUCUL IYO MAXAMED BOOTAAN BARE, ZUHUUR YUUSUF WARSAME, DEEQA IYO DHALINYARADII SHEEKH XASAN BARSAME SANADKII 89KII GARADE NINEKA AHAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHEEKH XASAN BARSAME (Public user)

Unrecorded Date
WAXAAN KA MID AHAA DHALINYARADII DHIGANAYSAY SANADKII 1089 TO 90 GARADE NINE EE 90GII UGU DHACADAY BURBURKU IYAGOO GRADE TEN AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Masuul (Public user)

Unrecorded Date
walaalo kumaad tahay aniga waxaa laydhahaa masuul waxaana dhiganjiray grade nine B laakiin tenka waxaa iigu dhacay burburkii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Friday, December 08, 2000 - 09:07 am
walalayaal waan idin salamay dhamaan ardeydii dhigan jirtay iskolka SHEEKH XASAN BARSAME oo mudan qiimo gar ah adna aan u jeclaa mana ahaa iskool aan ilawaayo ardeydii dhigan jirtay iyo macalimintii dhigii jirtay waxaan xuxustaa dutorka iskolka xukamay oo ladhihi jiray markii aan bilabay "shabuun"
markii dalkii dhici rabay waxaan ahaa walalayaal fasalka 3dexad waxaana ka xusustaa ardeydii ila dhigan jirtay idil oo ku magac dhered westerjermeney, awa,ayaan,idil,rage,libaan,xusien,sucad,faisal.
waxaan xusustaa macaliin an u bixinay "isnidamis" markii aan dhiganayay fasalka labaad

walaalyaal waa ayaancadey oo idin leh sidaas iyo soon wanagsan