We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan baafinayaa dhalinyaradii dugsiga bada dhigan jirtay sanadkii 1984-1988.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan ka garanayaa wiil la oran jirey Ismaaciil Maxamed Saalax oo haatan deggen waddanka ingiriiska haddii aad garaneyso igala soo xiriir e-mail-kan 'diyab12@hotmail.com'
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaal waxaan ahaa arday dugsiga bada walow aad waqtiga aad soo gashay aan dhameeyay. haddana waxaan ahay arday Ph.D. wada culuunta badda qaasatan kaluumaysiga. Waxaan dhalinyarada reer maritimo ku casuumaa inay booqdaay http://somali-fisheries.homepage.com ayna nagala soo xiriiraan somali-fisheries@mailcity.com Good luck for all maritimo students. Gabobe
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date c/naasir (heer sare) qofkii magaceyga xasuustow ila soo xariir sanad dugsiyeedkii 85-88. waxaan ahaa fishery waxaana gaar ahaan u raadinaa BAANA ELFIS c/laahi cusmaan abiikar iyo Salaad uuseeyiyo waliba c/casiis iyo Cumar jareer. igala soo xariira; Anasir_jamac@hotmail.com jaaaaaaaaaaaaw
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waraa Aniga hadda waxaan Deganahay Denmark waxaan iski galaas aheyn Khalid, Maxa'd Qasin, iyo Saciid dheere aniga iyo saciid dheere isku meel ayaan deganahay,Dk. Waxaan wadanka Norge ku soo arkay Max'd Haybe qofkii xasuusta waxaaan si gaar ahaan u rabaa in aan ogaado meesh ay joogaan Abdirisaaq (Amee). iyo Cabdulaahi buur iyo labo calool, Iwm.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date xasan xamud waxaan ka mid ahaa ardaydii ka baxday dugsigga badda sanadkii 1984/5 qeybta mechanic waxana isla joognaa dad badan oo ay ka mid yihii axmed cali (fargeeto),cali macamiln,iyo abuukar caga, waxaan nagala soo xiriiri kartaan England, dhamaan asxaabta kuwii horer iyo kuwii cusbaaba mahadsanidiin.
|