Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): YAA ARKAY FALXADO ABUUKAR CUMAR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hersi

Saturday, December 16, 2000 - 02:14 pm
ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI
WALAALAYAAL WAXAAN HALKAAN KU BAAFINAYAA GABADHA MAGACEEDA LA YIRAAHDO FALXADO ABUUKAR CUMAR OO OGAADEEN AHOO MARKII IIGU WAR DAMBAYSAY LA IIGU SHEEGAY KENYA IYO AGAGAARKEEDA WAXAYNA KA BAXDAY DUGSIGA BANAADIR SARE SANADKII 1988/89 CLASS 42WAXAYNA LAHAYD INTII QAXA KA HORAYSAY GABAR YER OO MARKAAS DHALATAY NINKEEDA WAXAA LA DHIHI JIRAY C/LAAHI WAXAANA LA II SHEEGAY INUU DHINTAY ALLAHA U NAXARIISTO (AAMIIN)
IYO DHAMAAN ARDAYDII SANADKAAS GAAR AHAAN 42
FADLAN IGALA SOO XIRIIR EMAILKA HOOS KU QORAN WAADNA MAHADSAN TIHIIN.