Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): waxaan raadinayaa saaxiibkay c/xakiin xasan xuseen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusuf abdi (Public user)

Unrecorded Date
aniga oo ah yusuf cabdi gaab
waxaan raadinayaa saaxiibkeey c/xakiin xasan xuseen oo markii igu danbaysay la iigu sheegay maraykanka .
c/xkiin waxaa iigu danbaysay 1991 bishii 1aad waxaana wada daganayn xaafada madiino ee magaalada muqdihso ,marka cidallaal iyo ciddii aragta ama taqaan meel uu joogo waxaan ka codsanayaa inay ii soo sheegto .
aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin .
waxaa la igala soo xiriiri karaa .
e-mailaddres (xule44@hotmail.com) am p.o.box 498 hyderabad pakistan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IGU SOO CELI (Public user)

Unrecorded Date
ASALAAMA CALAYKUM.
SAAXIIB HADUU DHULBAHANTE YAHAY ANAA KUU HAYA HADII KALANA HA I WAYDIIN,MARAYKANKA BAANA ISLA JOOGNA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi ducaale

Tuesday, August 15, 2000 - 10:38 pm
wallaal c/hakiim xasan xuseen oo reer madiino ahaan jirer, dhulbahantena ah anigaa u baahnaa inaan la xiriiro. Isku iskool baan ahaan jirney dugsiga hoose dhexe magacayguna waa c/raxmaan ducaale xusseen oo dhulbahante ah emailkayguna waa abdihuss99@hotmail.com waxaanan ku noolahay Canada BC