Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): BAAFIN- YA YAQAAN ABBAS ALI DIRIYE REER HODAN U DHAWAA FOORNADA SHIIKH SUUFI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HakeemBube

Wednesday, December 20, 2000 - 10:24 am
Akhyaarta reer Hodan waxaan ka codsanaayaa inay iisoo sheegaan haddii ay yaqaanaan meesh uu ku dambeeyay:

ABBAS ALI DIRIYE

oo reer HODAN ahaa foornada Shiikh Suufi agteeda.Aakhirkii waxaa la iigu sheegay Toronto Canada

Thanks

Waxaa la igala soo xiriiri karaa:

Noor2000am@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAGEEYE2001

Friday, January 19, 2001 - 11:18 pm
walaal noor marka hore waan ku salaamay salaan ka bacdi walaal noor wiilka la yiraahdo abaas ali diiriye waa walaakay waxuuna joogaa canada haddii aad u baahantahay aniga ayaa kuu soo qoraayo haddii allah yiraahdo ii waxaad ii soo sheegtaa halkay ayaad ku nooshahay ? waxaan kaloo ku weydiiyey imisa wiil ayaa la dhalatay ii soo sheeg walaal noor email ayaan kuu soo diray haddii aad hesho emailkeega iiga soo jawaab haddii allah yiraahdo anigaa sida ugu dhaqsaha badan kula soo xiriirinaayo marka sidaas ula soco walaal noor intaas iyo nabad galyo .