We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 22, 2000 - 04:09 am Akhyaarta waxaan idin ka codsanaayaa qoofkii yaqaan: Nuur Cabdi "Bookax" oo markii iigu dambeesay joogay Jeddah sucuudiga. Bil Ihsaan qofkii yaqaan cinwaankiisa halkaan ha iigu soo sheego. Waxuus ahaan jiray reer Hodan Mogadishu.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 22, 2000 - 04:13 am Omeretto Magaca aad sheegaysid waan aqaanaa laakin cinwaankiisa ma hayo. Probably my cousin who is in Jeddah knows him too. Waan kuu waydiinaa. Will be back if I know something>
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 23, 2000 - 09:39 pm JAMAL Walaalkiis waa mahad santahay.Dad aan isla dagganahay oo yaqaan aan helay. I appreciate your help. Baafin oo australia haddii ay jirto oo rabtid you are welcome oo aan kassaayo. biy by.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 24, 2000 - 01:37 am Omeretto Adiga ma waxaa tahay Omerettihii joogay Khamis Musheet Sucudiga oo la daganaa Ahmed June iyo Cabdullahi. If you are that, am I gald to see your name!!! This is Nur. Contact me at Noor2000am@hotmail.com if you see this posting. Nur
|