We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan arday ka ahaa Dug. Sare M. Jaamac 1980-84. Waxaan raadinayaa asxaabteydii waagaas oo aan midna ka haynin tobankii sano ee la soo dhaafay, hase yeshee aan in badan ka xasuusto humaagoodana i hor yimaado. Yaa igu caawinaya arrintaas? Jawaabta halkan ku soo qor ama igala soo xiriir: ahmednur89@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Saaxiib Ahmed nuur anigu waxa aan ahaa ardaydii 83 dugsiga macalin jaamac ku soo biirtay waxa halkan ila jooga arday kale, aniga waxa aan dugsiga uga qayb galay ciyaaro kubada kolayga ah waxaan ka baxay 87,marka hadii aan ku caawin karo in aad ardaydii dib u hesho diyaar baan u ahay igala sooxiriir E-mailkaas,waxa aan deganahay dalka Nederlands. Sidaa iyo nabadgelyo Guul baan kuu rajeynayaa meel kasta oo aad joogto.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date From abukar E-mail adres Sugule85@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Saaxiib Ahmed nuur anigu waxa aan ahaa ardaydii 83 dugsiga macalin jaamac ku soo biirtay waxa halkan ila jooga arday kale, aniga waxa aan dugsiga uga qayb galay ciyaaro kubada kolayga ah waxaan ka baxay 87,marka hadii aan ku caawin karo in aad ardaydii dib u hesho diyaar baan u ahay igala sooxiriir E-mailkaas Sugule85@hotmail.com waxa aan deganahay dalka Nederlands. Sidaa iyo nabadgelyo Guul baan kuu rajeynayaa meel kasta oo aad joogto.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 21, 2000 - 09:23 am To ahmed nuur walaal waxaan ahay ardadii u horaysay ee kabaxday dugsigaas waxaana laga yaaba in aan isku lood ahayn ani waxaan dhigaan jiray 20D kana baxay 83/84 waxaan raadinayaa ardadii galaaskeyga oo ay kamid ahaayeen abdirashiid ali mohamed (ganay) helay medical in somalia,xasan yusuf osman (Biyonde) siciid ali mohamed,abdirahmaan axmed osoble,C/rahmaan cismaan sharad iyo inbadan oo kale hadii aad u hayso war iyo wacaal wax nool iyo wax dhintay waxaan idiin rajeynayaa meel kasta oo aad dunida kajoogtaan caafimaad walaal ahmed nur waad mahadsantahay.
|