Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay reer WARDHEER?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saada Cabdi Jareer (Public user)

Unrecorded Date
Reer Wardheer in ay halkan ku kulmaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeylaani (Public user)

Unrecorded Date
Wardheer ma dadbaa ka yimi oo dibada jooga aniga waaba yaabee miyaanay tulo yar ahayn wardheer,abaayo saada raali ahaw aniga saasaan u maqlay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shakiib Sh. Mohamed (Public user)

Unrecorded Date
Saada walaal salaan sharaf iyo waalaalnimo badan kaddib reer Wardheer badan baan aqaan ee ma qaar baad gaar ahaan u raadinaysay mise guud ahaan? Anigu reer Wardheer ma ahi laakiin asalkaygaa ah DOOLLO, WARDHEER, WALWAAL, GALLADDI, CEELCAD, iyo Hawd. Hope to hear from you.

Shakiib Sheekh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kulmiye (Public user)

Unrecorded Date
walaal SAADA waad salaaman tahay waxaan ahay wiil reer wardheer ah waxaan kale oo aan aqaan dad badan oo reer wardheer ah marka hadii aadan weli heli cida aad dooney sey soo sheeg magaceeda
sidaa iyo nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saada Abdi Jareer (Public user)

Unrecorded Date
walaalayaal Shakiib iyo kulmiye aad baad u mahadsan tihiin. Waxaan raadinayaa Ilmo Xassan Jabbaan.Haddii aad garanaysaan igala soo xiriira:
aaminos@hotmail.com Kuwo kale oo badanna anigaa idiin soo weydiin doona.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NK (Public user)

Unrecorded Date
walaal ma kuwii wabeeneeyaa,,,ilma xassan jabaanka aad sheegeeso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Unrecorded Date
Walaal Saado, Wardheer waa laguu yaqaan oo anigaa ah reer wardheer,Caado, Doollo, Yucub, Garlowgube, Waafdhuug,Ubataale intaa hadii aad dad uga baahato anigaa isku dayaya in aan kuu soo helo.. etc etc anagoo farobadanna North America ayaan ku gobalkaana ka wada nimid. Hadii aad cid uga baahantahay Gobolasaas Soo sheego wixii aan kaa caawinikarana waa lagaa caawinayaa. Thanks Ladan_bande@yahoo.com