Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Gabar soomaaliyeed oo dhibaateysan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Monday, December 25, 2000 - 06:51 pm
asalaamu caleykum.
sida aad ula socotaan waxaa jirta in gabar soomaaliyeed ay ku xanuunsantahay soomaliya magaalada boosaaso ooay u baahantahay in wax loo qabto taasoo loo baahantahay dhaqaaalo aad u badan oo lagu daaweeyo.
sida xaqiiqda ah dadka qurbaha ku maqanayaa wax laga sugayaa waxaan jeclaan lahaa in fanaaniinta soomaaliyeed oo isku duuban u sameeyaan lacag aruurin dhibaato kasta ha idinku ahaatee.
intiina kalana waxaad heli kartaan udira gabadha familkeeda.
qofkaan sheekada la socon waxaad ka heleysaa somalinet.com
waxaad aniga igala soo xiriiri kartaan my email
mohamed1969@aol.com