Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Baafin asxaabtii reer qoryoolay specialy <xero 1aad 2,3
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi aaminaa buke

Tuesday, December 26, 2000 - 02:29 pm
waxaan baafinayaa dhamaan asxaabtii reer xero 1aad 2aad 3aad fadlan ila soo xariira hadii aad
tihiin asxaabtaydii aan kala lunay
waxaana isku af garanaa < aliitee,,,, chiiicho,,,
birimooo;;;; ama akam ijoolee wara guutaa koowaad
fayaa qabduu yaa fayaa qabaatan naa gad odeesaa



my email is hamza206@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kanaal liibaan

Friday, December 29, 2000 - 10:33 am
hi saxiib anigaa kulahaa ber laakiin madaganeen waxaanb daganaa qoryooley baabuurkeena ayaa ka shaqeen jiray xerad siteey jabaan deyna sxb iila sooxiriir