We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date YAA ARKAY: IDIL ABDI FARAH IYO KOWSAR ABDI FARAH ( MAJEERTEEN.) WAXAYNA KU NOOLAAYEEN MARKII UGU DANBEYSEY DEGMADA HODAN. GAAR AHAAN KAASA BALBALAARE. WAXAY DARIS AHAAN JIREEN REER COLAAD ( DHULBAHANTE)IYO REER DUBAD (DHULBAHANTE). GABDHAHAAS OO AHAA SAAXIIBADAY OON AAN ISLA DHIGANJIRNAY DUGSI QURAANKA, HADII AAD GARANAYSAAN FADLAN WARKOODA ISOO GAARSII IYO MEESHEY KUDANBEEYEEN. THANK YOU!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan aqaaney laba gabdhood oo la kala yiraah do Idil iyo Kowser, oo dagnaa xaafada aad sheegtey, runtiina markaas ahaa dad yar yar, waa dhici kartaa inaad dugsi quraan isla dhigen jirteen, hooyadood na la oren jirey Sahra Ali Nur, Aaba hoodana Siciid Faarax Dheere.. Hadana dad kaasi waxeey ku nool yihiin Somalia gaar ahaan Gabalda Waqooyi Bari(Nugaal) Hadeey yihiin anaga ayaa kula xiriir siin kara darwish7@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date SORRY. I DON,T KNOW THEM.
|