We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 29, 2000 - 08:58 am waxaan baafinayaa dhamaan aqyaartii kunooley howlwadaag gaar ahaan ciyaal macawis'goofka' ciyaalshiiko'iyociyaaldegmo' hadii aad intaa kamid tahay fadlan ilasooxiriir anigu waxaan ahay ciyaal macawis magaceygunawaa ''''gafane'''fadlan warkiina keena Email:gafahaji@hotmail.com xiriir wacan.............
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 19, 2001 - 07:04 pm gafane walaal marka hore waan ku salaamay salaan ka bacdi waad ku mahadsantahay sida aad u xasuusaytahay dhalin yaradii howl-wadaag marka aniga waxaan ahay ciyaal howl-wadaag waxaan dhalinyada ciyaal macawiis ka garanaayaa wiil la dhahaayo abtigiis haddii aad garaysid ma garanaayo meesha oo ku danbeyey marka gafane halkay aad ku nooshahay waxaan ku maleynayaa in aan ku garto ee isku keesheeg goormaa ayaa kuugu danbeysay howl-wadaag intaas iyo nabad galyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 08, 2001 - 07:27 am hey wow finaly reer howlwadaag big up to all of u i used to live there when i was little and i loved the place and its friendly people, thats the only place in xamar i called ``home`` hi to all of u.
|