We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 02, 2001 - 08:56 am walaalayaal waxaan raadinayaa ardaydii ka baxday dugsiga sare ee SH. X. barsame 87-88 haddii aad garanaysid loodkaas ama aad ka mid ahayd ila soo xiriir.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 10, 2001 - 07:45 am waan ku salaamay ahmed. waxaan kamid ahay ardadaas iyo sanad dugsiyeedka aad sheegtay,waana arin aan u riyaaqay in asxaabtii sh,xasan barsame ay halkaan iska helaan. emailkaygu waa nabad290@lycos.com hala is xiriiriyo. nabadeey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 08:26 pm walaalayaal waad salaamantihiin, aad baan ugu faraxsanahay innaan arko reer sheekh xasan barsame oo is raadinaya, waxxana jeclaanlahaa bog aynu ku wada xiriirno in aan yaalano, abooweyaal anigu waxaan dhigan jiray 1988-90 aad ayaan runtii ujeclahy qofkii idhaho sheekha ayaan ka baxay waxaad moodaa inuu dadka kale iga xigo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 17, 2001 - 11:03 am muna waxaad heshay figrad fiican ,maxaa yeelay waxaynu nahay dad isku taariikh ah sidaa darteed waa lagama maarmaan in aanu yeelano page inoo gaar ah. si walba ha ahaatee aniga waxan ka qaadayaa nostalgy
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 21, 2001 - 09:57 am KU muna maxamed maxamud "xeyd" walaal adigii miyaa waa baarliin oo ku leh abaayo xagee joogtaa ii soo sheeg aniga waxaan joogaa sweden waxaana wada xiriirnaa "AMIIN" SIYAAD AHMED SLEBAAN IYO CIYAAL SH-X- BARSAME MARKA ANAA FAA FAAHIN KU SIIN DOONEE HORTA WALAALSHIIS Maadigaa igala soo xiriir baarliin@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 05, 2001 - 09:54 pm hi ciyaal sheeqa waan idiin wada salaamay waana idiinku farxay ee bog noo fura aniga waxaan iskoolka ka baxay 87-91 qacda markey dhacaysey waxaan isku galaas ahayn mahad kaarshe,muno qaali etc..., muno xaydna waan garanaa si fiican weliba mana ka bixin 90 ee waxay ka baxdey 89 kii amiin iyo maxamuudna waan kasaaya maybe in aan idinkana idin garto igala soo xiriira abdulhaq2002@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 10, 2001 - 11:21 am to.dhamaan dhalinyarada sh.xasan barsame walaalayaal waan idin salaamayaa,waxaana aad iyo aad ugu faraxsanahay halkaan oo ay isku arkaan dhalinyaradii shiiqa, walaalayaal aniga waxaan kamid ahay ardaydii ku dhacday qacda ama dagaalkii waxaana ahaa ardaydii galableyda ahayd,waxaana joogaa hadeertan aniga iyo kuwa kaleba oo ahaa ardeydaa kuwait. walaal aniga waxaa lay yirahaa sahal, waxaana halkaan ila jooga ilaa iyo sadex qofood oo ah dhalinyardii sharafta badnayd, walaalayaal waxaa laygala soo xiriiri karaa, e-mail oo ah, jellesahal@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 03:05 pm baarka,cabdulhaq iyo dhamaaan reer shiiqa waan idin salaamay. cabdulhaq iyo baarka walaalayaal anigu ma, ahi munada aad ii maleyseen ee anigu waxaa la, iyiraahdaa Muna Yusuf waxaana dhiganayey foon one ilaa foon three galabtii foon foorkiina waxaan imaaday subax. waxaana ahaa 1987-90 waxaana dhiganaayey galaaska (T), sidaas iyo isma,qal xiiso leh.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 12:24 pm Amaayo raali ahaaw waxaan kuu maleeyey muna xeyd oo aan aad iyo ad aan u jeclaa oo aan isku galaas ahaan jirney ilamaa afartii sano 86-89 waxaana dalkeygii ugaso tagey 89-10 ardeydii intii badneyd marka meel kumasheego ee hadaad wax ka maqahsaan haigala soo xariiraano e-mailka kirkuqoran.wad mahadsantahiin kuligiin intii sheekh xasan barsame kasoo baxdey waxaan mar4nabaqalbigeyga ka goíla dalxiiskii aan u aadijirney jimcayaashii XEEBTA SANBUUSI IYO BEERTII AADANCADE.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 03:23 am yaa arkay reer soona keey
|