    MISKIIN (Public user) | Unrecorded Date WAXAAN RADINAYAA DAKAN HALKAN KU QORAN OO AHAA MASAKINTII WAX U DHINAYEEN MAANDHOW CALI BIDAAR CALI BOOGLE SUUL DHEERE DUQ CIRO CALI DHAREEROW KUMAYA TAAN SHEEQ CABDI DHEELO WAYNE ASLI WAAL XAAWO WAALAY AADAN JIIS MADOBA DHEERE OO KULIGOOD XAAFADA HODAN KA TUUGSAN JIRAY |
    Anonymous | Unrecorded Date WALAALOW XAAD U QABAN LAHAYD DADKAA MISE ADNA DHEESHA AYAAD SOO GASHAYEW |
    Iidoow (Public user) | Unrecorded Date anigaa aka mid ah dadkii tugsan jiray aniga waxan ka tuugsan jiray xaafada boondheere magacyga waa iidoow cadoow makaraan maanta yurub aa joogtaa wixii faradheer ah naarta alaha gelyio jareer ha noolaadaan |
    Nin yaabban (Public user) | Unrecorded Date Waxaa la yiri nin waliba Ceesaantii Ceel keen. Qofkii tuugsan jiray oo haddana dadkii wa siin jiray habaaraya ma la yaabteen!!!! Ninkaasoow markaii aad shaqaeysan weyday dadkii wa ku siin jiray u mahad celi. H a habaarin. |
    Naag yaaban (Public user) | Unrecorded Date Iidow: Maxay fara dheer kaa galeen? Mawaxaadan isbadin miyey ku badeen? pls ii soo jawaab. nin yaaban: lol@@@@@@@@@@@ |
    Naag faraxsan (Public user) | Unrecorded Date Waa waxa lagu farxo haddi Somalidii tuugsan jirtay ay yeeshan xirfad ama barteen sida loo isticmaalo kombuterka. I guess technology of the net is going to be the great equalizer....I hope?? |
    Anonymous | Unrecorded Date To Iidoow LOL@@@ runtii waad iga qosolsiisay oo kula yaabay, waxaanse ku waydiiyay walaalow maxaad faradheer u inkaaraysaa waa yaabe? ma ogid miyaa in qofka habaarka badan uu weelkiisa eber yahay mase ogtahay in ilaahay uu ku siinayo qeyb inkaarta aad inkaaray umada aan waxba kaa galabsan. Mise waa kaa daacadoo tuugsashadii baad u xiistay iyo weelkaagii aan weligii ma buuxsame. No offense:-) nabadeey |
    Cal hodan (Public user) | Unrecorded Date waryaa miskiin u mxxxxxxxxxxx u noqo hodan, inay kaadi iga soo fakato ayaan ka cabsaday waxaan umaleynaa inaan ku aqaan waxaad ku jirtay ciyaal kii xadi jiray masaakiinta habeenkii markey seexdaa adiga iyo dabagure iyo xuubeey. |
    Anonymous | Unrecorded Date AAD IYO AAD AYAAN UQOSLEY MARKII AAN AQRISTEY SHEKADIINA WAQTI HOREETO AYAA IIGU DANBEYSEY.HADII AAN ISU KIIN QARXIYO DHEELAHEYGA AYKUJIRTEY OO WAXAAN JECLAAN JIREY MASAAKIINTA IN AAN DHIBO WAXAAN U ISTIC MAALI JIREY LODII CEELGAABTA LAGU SOODEEN JIREY OO SEENTA IN AAN KA QOLOOCIYO AAN SHII CABDI IYO KUWII KALE EE KA QARAABANJIREY DADKA KAKALA BURIN JIREY. |
    Anonymous | Unrecorded Date Duqa dadka aad qortay badankood waa gartay laakiin qaarkood ma tuugsan jirin,KUMI IYO TAANO waxaa xasuustaa isagoo na bursada,dugsiga sheikh cali suufi ayaa dhigan jiray isaga masaajidka ayuu joogi jirey.XAAWA WAALAY ma ahoo midii daganayd makhaayada WAAMO iyo isgoyska bakaaraha dhexdooda. dadkii waalnaa iyo kuwii tuugsan jiray waa tajiriin maanta ee faraha ha laga qaado lol. byee |
    iman ali | Unrecorded Date "'hey i am so galad" wow dadkii tuugsanjiray maanta sidi maha waayo ilaahay marbo qafki waxboo kadhigaa. dadki tuugsanjiray ilaah waxbuu siiyey. dadkii laangurusalka wadanjiray oo iskumaleenayey in ay waligood saan ahaanayaan hada iyaga ayaa tuugsodo and i am so galad for that. '' Everybody have one day'' |
    Anonymous | Unrecorded Date hi iman dadka langurusarta wadan jiray waa u gaartay waana shaqeysteen in kastoo ay jireen kuwo si fudud ku heley . laakiin kuwii dhidikooda shaqqaystay oo ay ka dinna mooryani u soo gashay xaa ka rabtaa . ma shaqayste aa isku daya inuu dadka xoolihiisa dhaca waxaana u malayn inaa kuwaas qaraabo la tahay |
    miskiin | Unrecorded Date TO:anon waraa waba taqana masakinta yaa |
    ifraax | Unrecorded Date kuwaas waxaad ka egtaan xabaalah xamar,mar horaa la qararamsaday. |
    HODAN | Unrecorded Date To:miskiin maandhow cali bidaar macalinkayga dugsiga quraanka casopoplare abow ma nool yahay |
    gabar | Unrecorded Date gabar somali ah war ciaarta kadaaya dadka masaakinta hana rumaysanina dadka lasheegayo maha dad ruma ama dad xafada ladgaana baa laga yabaa inay yihhi |
    ayaan | Unrecorded Date abow funy waaye shekadaan sheeq cabdi sheelo wayne waa aqanay bakaraha iyo ceelgabtuu ka qaraban jiray hahahhahahahah |
    idil | Unrecorded Date qosal aan idin hayaa duqdoo ayeyday ah aa badiye laga kenay markaa suqii bakaraha ay malin noo racday waxay aragtay sheeq cabdi oo digrinaya oo lagu shamuumsan yahay markaas iyada xaji u socotay sheeq cabdi ay ku dhahday ii ducee xaj kan u socdaaye dadkii ku qoslayayna waxay ku dhahday haku qoslina wadaadka ilaahay ka cabsada, maxaa wadaad ah duq dheel dhelaya oo nikinaaya waaye. |
    Landcruiser | Thursday, August 17, 2000 - 01:23 am To Iman ali: Saaxiib, dadka aad leedahay Landcruser ayey wadan jireen oo hada waa tuugsadaan...afkaada uraaya kala tag...adigoo kalena waan aqaanaa waxaad tahay dadkii umadda dhacay oo xoogay dilayna "murder" waaxid..waliba ciyaal faay cali. Markaan umada kaala mid dhignay ayaad kibirtay waxaadse ku fiicneyd in ul laguugu salaamo....sorry people xayawaankaan ayaa iga xanaajiyaye. |
    AQYAAR | Thursday, August 17, 2000 - 06:30 pm AQYAARTA SHEEKADA QABIIL HALAGA REEBO WAAD MAHAD SANTIHIIN...... WASALAAMU CALEEYKUM WARAXMATU LAAH. |
    hebel | Friday, August 18, 2000 - 04:47 pm Waad salaaman tihiin kuligiin magacayga runta ahi waa Saalax Liif waxaana aan ka tuugsan jiray xaafada Waaberi laga bilaabo Ototo ilaa iyo Naasohablood iyo Xaafada Hodan Garaashka Xaashi Wehliye iyo ilaa Kuwarto. . . . Waan tuuryo dheeraa dhagaxa aan jeclaana wuxuu ahaa dhagaxa loo yaqaan Liifka. Caruurta ayaan necbaa waayo ilaa iyo Futo-biciid bey i daba socon jireen ilaa aan Tuuryo iyo Shiid ku bilaabo mar-marka qaarkood intaan meel iska fadhiisto ayaan oohin iyo baroor bilaabi ilaa caruurtu iyagu shiid igu bilaabaan ooy dakhar ijeexaan. . . . . Magacaan doonaan ka xanaaqi jiray. . Caruurta waan dhecbaa. . . Weli waan necbahay. |
    Anonymous | Tuesday, August 22, 2000 - 12:45 am MISKIIN....... Ar anaa aqaano dadkaas oo dhan oo reer HODAN ahaan jiray....Walee dadkaas mexey ibursadaan, walibo AADAN JIIS (AADAN LUG GAAB) sida dadka qaar u kasaayeen iyo CALI BOOGLE iyo CALI DHAREEROW. CALI BOOGLE intuu dharka iska bixiyo uu gurigeyna hor fariisan jiray *jinoole* Kaalay maxasuusataa naagti cajiinka magaceeda wuu iga dhumayee? LOL Aay Nuurto mee eheedne??? Keep in tough ciyaal xaafada *MISKIIN* |
    KIIKALE | Tuesday, August 29, 2000 - 09:16 am WARAA SHEEKH ABDI SHEELA WEYNE ANAA AQAAN OO HE IS MY ROOMATE WUXUUNA KU YIRI HODAN KAMA TUUGSAN JIRIN SAAXIIB EE WAXAA SALDHIG II AHEYD KUDHACDA. WUXUU KALE OO UU KUU SHEEGOYAA IN UU ISKA FIICAN YAHAY HADA OO UU OHIO CEERFIICAN KA HELAY LAAKIIN UU U HILOOBAY SHAACIRADIISA DADKII LACAGTA KU SIIN JIRAY. |
    KIIKALE | Tuesday, August 29, 2000 - 09:23 am WARAA SAALAX LIIF WAA KU AQAANAA WADAAYOOW, MA XASUUSATAA AYAAN AAN LABO KUMI KU SIIYAY? SAAXIIBOOW WAA UBAAHNAY LABADEEYDA KUMI EE MA II SOO CELINKARTAA. |
    hebel | Tuesday, August 29, 2000 - 10:18 am Labadaada kumi calaamad meey kuu lahaayeen? Wadaayoow meeqaa labo kumi isiisi soo cadeyso inaad labo kumi beri beryaha ka mid ah aad isiisay. . . . haddii kale Liif magacaagu ku qoran yahay baa E-mail kuugu iman doona. |
    kiikale | Tuesday, August 29, 2000 - 08:15 pm macdan ey ahaayeen oo wan ku masawiran yahay, ee labadaas kumi ii soo dir. |
    hebel | Wednesday, August 30, 2000 - 11:50 am Sxb wey iga lumeen kuwaa. |
    Taleexey | Monday, September 18, 2000 - 07:38 am Salaan dhamaan.... Meeshan qosolka aaba iga dhamaade.... Miskiin waxa ka tagtey odey la dhihi jiray FIIQFIIQOW oo ka qarabaan jiray laga soo bilaabo Isbitaalka digfeer ilaa suuqa Siigaale...... Hebel waa iga qoslisay macalinka....dhagaxa liifka!!! nabaday dhamaan |
    hebel | Monday, September 18, 2000 - 07:53 pm Aduunka dadna waa ka qosol dadna waa ka qiir-jab. . . . alla maxaad Taleexay kibir dacayda laad-laadineysaa. . . Libaax ku qaad oo kuma dhigo. |
    Taleexey | Wednesday, September 20, 2000 - 04:41 am To Hebel... Macalinka hadii uu tuugsigii iyo kumigii aad aruurin jirtey kuu gooyey ha igu soo daaco qurmin "ILAAHEY HA KUU KAALMEEYO" Halkan penny qaado iskana raali noqo OK |
    hebel | Wednesday, September 20, 2000 - 07:58 pm Nin wuxuu cuni doono garanayaa daacadu udgoonaataa eh, hadaan kugu daaco qurmay dee waa anigiyo taagtey hayla yaabin. . . . Maaskiin tuugsanayase, cunug yar oo daarada "Allaha kuu kaalmeeyo" ka soo yiraahdey kala xanaaqaane, ogoow |
    Anonymous | Thursday, September 21, 2000 - 04:20 am Magan la' Magan Rasuull.... Ala ii kaalmeeya Walaal Ilaahey Ha idiin kaalmeeyee Ala maxaan qayladaas u bogi jiray aana u xiisay QAXWO..... QAXWO.....QAXWO... AYAA IIBSAHAAYO |
    from: kaasabolbolaare | Thursday, September 21, 2000 - 03:06 pm to miskiin miskiin anigana laba nin aan kugu soo darsanaa raadintooda laakiin miskiin ma ahayn ayaga waxay ahaayeen nacnaclayaashii hor fadhiisan jiray iskuul kaasabolbolaare waxaa waaye madoobe iyo mid marka la dhaho bob marley intuu nac naciisa dhulka dhigo ka daba carari jiray ciyaalka laakiin magaciisa waxaa la dhahaayey tima cadde mideeda kale miskiin cumar kumi-taan miskiin ma aheen waa shaqeesan jiray oo qashinka uu qaadi jiray xaawo waaley ayadana gurigii ay daganayd iyo booskii dhamaa uu ku yaalay ayada iska laheed laakiin waxaan habeen dhawayd maqlay inuu dhintay cumar kuma-taan ilaahay ha u naxariisto qofkasta oo aqristoow maskiintii xamar intii dhimatay iyo inta noolba please afar faataxo u aqriya inuu ilaahay u gar gaaro iyo kuligeenba oo somalia nabad noo noqoto aaaaaaaaaaaamiin |