Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Maxamed Siciid Cali Wayrax - Gedibuursi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Sunday, January 07, 2001 - 05:44 am
Salaamun Laah,

Akhiyaarey yaa yaqaana amaba maqley inanka la yiraahdo MAXAMED SICIID CALI WAYRAX oo ka dhashey Gedibuursi; iiguna war danbaysay Jigjiga 1995, wuxuuna deganaa oo u ku guursadey Boorame.

Asxaabey hadaad garanaysaan wiilkaas ila soo socod siiya. Hadaad doonaysaan tilmaan intaa ka badana fariin iiga tag walaal.

Waa nin ay saaxiibo lilaahiya ay wada ahaayeen ilaa iyo 1980, isku school iyo isku xaafadba.

Maa mahadsantihiin,
Maxamed. E-mail: mmoh1@hotmail.com