Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxaan baafinayaa raage xuseen xoosh oo markii iigu danbaysay laiigu sheegay london
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed jacfar

Wednesday, January 10, 2001 - 03:46 pm
walaalayaal waxaan raadinayaa raage xuseen xoosh ooaan isla joogi jirnay nairobi oo ah my best friend marka fadlan ila soo xiriir hadaa taqaanaan walaal kiisna waxaa la dhahaa sakariye xuseen xoosh waxaana la iigu sheegay america virjinia markii iigu danbaysay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 05, 2001 - 05:14 pm
aboowihiis raage xamar aan daris aheen gabadhoo waxeey ilmaadeer ahaayen besfriend aananhey laakin i know one of his cousen aa usa joogo waxaa ladhahaa garaad ciise gabey waa weediinaa hadaa helo wana kula soo socod siinaa ok adigana sidoo kale bye...