We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asxaab iyo Qaraabo ba WAR ha la Idinka hello
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaa cajaab ah idin mee reer garoowow??? adensaid@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Reer Garoowe waa kuwaane, maxaa daran Aden, yaa kaa dhumay oo aad raadinaysaa?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to;aden said aden anigu waan ku garanayaa ooshiiqaalkii xun kaahaabaad tahay oo ina bul shaale dhashay oo luqmaan iyo afnahaar ladhashay oo marka garoowe ku noqo baan ku iri oo abahaa hotelka la iibi ama hooyada mingiska la tun waxaan umalaynayaa in aan runta kuu sheegay aah aah aah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waa yaabe Xaasidsanidaa Aden waa reer garoowe, adigu maxaad ka wadaa isa sheeg nacas yahow
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Saaxiibaday, waan ku faraxsanahay in aan idin heloo Jalam, waxaan Raadinayaa Aden Cali Duaale iyo Dhamaan Ardadii D.S. Garowe 85/86
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Aden Said, Saaxiib nacaskaas hadalkiisa xaal ka qaado. D.S. Garoowe ma dhigan jirin aan, ragaad sheegaysana ma'aqaan. Waad ku mahadsan tahay inaad dadka isu raadiso.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date thanx all brothers your comment are great its here for all Nugal region and the capital city growe all are welcomed here for their search and other information I broud to be starter of this
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hereby, receive from me the best greeting of the Islamic World, which is "SALAAMU CALAYKUM" with more respectful for all of you. Slaantaa kadib aniguna ad iyo aad baan ugu faraxsanahay in aan halkaan ku arko dhalin yaro Garoowa ah, aniga oo meeshaas ay xuduntaydii ku aasan tahay walow aanan ku korin laakiin aan u soo qaxay, like almost everyone an i am very very proud to be reer garowwe. thanks again and i wish this will be contious and biger then this. God bless you all WABILAAHI TOWFIIQ
|