Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxaan halkaan ka baafina hayaa dhamaan reer GAROOWE oo dhan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.Deeq

Thursday, January 11, 2001 - 01:46 am
Marka hore halkaan waxaan ka salaamahayaa reer Garoowe oo dhan gaar a haan reer Hintiwadaag
fadlan waxaan xiiseyna hayaa in aan xiriiriyo dhamaan dhalinyarada reer garoowe, hadii aad jeceshahay in aad il soo xiriirto waxaad igala sooxiriiri kartaa E-mail M_deeq2000@yahoo.com
MAHADSANIDIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mah´ed Deeq

Tuesday, January 23, 2001 - 11:25 pm
Waxaan halkaan ka baafina hayaa C/khadar yaasiin (C/khadar gacan)oo reer Garoowe ahaa
Waxaa iigu danbeysay isagoo joo Adisababa oo u socdah Uk fadlan hadii aad taqaano meel uu ku danbey yay igala soo xiriir E-mailkan M_deeq2000@yahoo.com Waa Mahamed Ahmed (mahamed Deeq ) oo Degan Finland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 09:55 pm
ANIGAA REER GAROOWE AH, IGALA SOO XIRI
SALL0005@ALGONQUINCOLLEGE.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIMCAALE, FIIDOOW

Wednesday, February 21, 2001 - 04:40 pm
Arooy ma Deyniilaa tiri mise garoowe minaad tiri garoowe iska raali ohoow hee minaad tiri Deeyniile ama Xamar anaa ka imid Xamaree xaa dhacay, arooy ma-iissoo jawaabi kartaa, karood haku dilee,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cigaalxayr

Sunday, March 11, 2001 - 08:49 pm
minaad ka timaado deyniil warkaaga waa loo jeedaa ee waxaaa loo baahanyahay Garowe.
walal aniga ayaa ah reer garowe maxaa isiin lahyd.
mise dayn ayaa lagaa qabaa warka caddee.
M Deeq salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAJECEL

Sunday, March 11, 2001 - 08:54 pm
waa message aan u jeedinaayo dhamaan somalida oo dhan.
igana sii gudbiyaa afareydaan.
XAMAR IYO HARGEYSAAN MAR HORINEY
OO DUMINEY.
BAASAASO-AAYEY NOO HARTEY HOLAC YUU
LEEFIN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lol

Friday, March 16, 2001 - 11:49 am
warka cadeeya waa kan reer garoowe
maxaa cusub mise lol aad rabtaa