Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): yaa yaqaano Ilmo Xasan Jaamac Cali (Xasan Madoobe) oo reer England ahaa markii iigu dambeysay oo ah HABAR GIDIR, SALEEBAAN, OBAKAR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaal cidii taqaano C/Raxiim iyo C/Rashiid oo ah ilmo Xasan Jaamac (madoobe) oo laygugu sheegay inay dalka ingriiska joogaan mana aqaano meesha ay ka joogaan .

Fadlan iigu hagaaji wixii war ah anigo ah Saciid yuusuf kahiye Cali E-mail:Saciidyk@hotmail.com oo jooga dalka Pakistan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xadra Cabdulqaadir Xirsi

Unrecorded Date
Saciid Yusuf Kaahiye Cali ma heshey ilma Hassan Jama Madoobe? Haddii ay maya tahay ii soo sheeg waan kuu radinayaa. Hadra Cabdylqadir
Tel. 416-661-7382
Toronto Canada