We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAN RADINAYAA ARDYDII ISKOOL XAAWO-TAAKO MAGACAYKA WAA SUGAL WAXAAN JOOGAA CANADA E-MAILKA WAA sugalw@idirect.com sidaa iyo nabad-galyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WALAALO SUGAL ANIGA WAXAAN AHAA REER XAAWA TAAKO LAAKIIN KUMA AQAANO EE II SOO SHEEG LOODKAAGII WAXAAN KULA JOOGAA CANADA. BYE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date VIVA Ciyaal Xaawo Taako!!! Ma taqaanaan Awees Dheere???? iyo Aay Dahabo (Nac-naca gadi Jirtay) Madoobe iyo GAAJO (Gaari-gacan laydi xanjada aan ka xadi jirnay) ahahahah Nice to hear from ya sisters. My name is Ayan I was in class 88'
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WARIS waan helay masagkaagii waxa uu loodkeyga ahaa 1979/1980, waxa aynu ahayn 2ba class oo kala ahaa B&T. marka loodkeyga oo dhan waan wada aqaanaa, ee wariseey isku keey sheeg loodkaad aheyd & classka aad aheyd. Ayaan i got u message, but you're younger than me, i know Awees (sul-qarni). SORRY YOU WAY BACK.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ciyaal Xaawo Taako ciyal maamo waaxid! Waxaan idinka baadi jiray nac-naca iyo jalaatada! Anyways my name is Gulled Bood. Ciao :)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date viva ciyaal xaawo taako!!! magacayga waxaa l ayiraa cabdullahi maxamud waxaa laygu yeeri jiray KINKONG waxaana ahaa lootkii 86-87
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ciyaal xaawo Taako always #1. magacayga waa Maxamed Ahmed sheekh Ku magacdheer " CIRE " 79-87. TO: CABDULAHI KINKONG CALL ME PLZZZZZ USA (318) 232-1870
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ciyaal xaawo taako ciyaal banaadir sare aa baadi jiray.....booloyaal dheh. oo buur buuran baabuur aa iskoolka lagu keeni iyo ak47 hebel banaadir 85-86 long live banaadir always #1 second to none.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waryaa guleed waa maxamed faarax oo ciyaal xaawo taalo kula ahaa classka T aad isla dhigan jirteen xageed gashay canada aan kugu ogaa beentana iska daa waxba baad nagama qaadi jirine ciyaal ice cream baynu isla ahayn ee goormaad qamarji noqotay! waa kaftan walaalkiis peace with love & respect.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hi cire and c/laahi king kong::::: viva war iska warama cire adiga waxaan kugu maqlay philadelphia where r u bro??????? king kong xaggee ku danbaysay adigana????/ galaaska ayaan idinla dhiganaayay anigana axmadeeey ooyaaaye iyo afgooye ma xasuusataaan, maxamed abshir ayaan arkay iyo libaan gaashaan nigeria iyo taariikhdiisii cire iyo king kong ii soo qora adresskiina anigaa isku kiin sheegaayo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hi nigeria aniga waxaan joogaa pakistan email kaga waa sidan adeeq73@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HI EVERY1 WAXAAN DHIGAN JIRAY XAAWO TAAKO 1990.DAKAALKA MARKUU DHACAYNA WAXAAN AHAA 7 AAD HADII AAD TAQAANAAN ARDAYDII CLASSKA 7AAD PLZ ILA SOO XARIIRA E-MAIL MACEEY@HOTMAIL.COM CIYAAL BANAADIR AFKA AYAAD KA BOOTEEYNEESAAN LAAKIIN WAAD OGEEDEEN XATAA DHAR BULUUGEENA IN IDIN BAADI JIRTEY . HADA MAA BEEN LA ISKU SHEEGAA. BYE FOR NOW
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date VIVA XAAWO TAAKO, ANIGA WAXAAN AHAA LODKII 79/86, WAXAANA AHAA 8B. NAGIRIYA SIFIICAN AYAAN U XASUUSTAA, WALI WAXAAN SIFIICAN U XASUUSTAA SIDA CASHARKA LOOGU SOO BIXI JIRAY. YAA XASUUSTO MACALIN MAANO.FADAMA KACAAN.. WAXAAN ISKU GALAAS AHEEN YASMIN, IDIL AMAL, AILIYA CAABI, CABDISHAKUUR,CAADIL,AND SO AN. IS ANY ONE KNOWS THIA GUYS. LEAVE a massege here and i'll getback to you. thanks. NB.the time i spand in x.taako was the best time of my childhood
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaamu Caleykum Waraxma Waxaan salaamayaa dhamaan reer Xaawo Taako gaar ahaan 86/87. Waan idin garanayaa Cire, Kingkong, Liibaan gaashaan iyo Maxamed Abshir. Aniga waa Faadumo, dhigan jirtayna Fasalka B. Waxaynu isla dhigan jirnay Ubax C/llahi Gacal, Maryan Goodax, Shukri, Guuleed, C/Qaliif, Liibaan....... Waxaan aad u jecleysan lahaa inaan la xiriiro ardeydaas.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, June 20, 2000 - 06:26 pm Aniga waxa aha arday sanadka 89/90, waxa la yaqaanay YACKOO... waad xasuusataan shekadas ba u maleen. Hadii aa i garato ama loodkeena ahayd fadlan ila soo xirir Hersi@usa.com. waxaa joogaa wadanka maraykan. waxa jeclaan laha inaan ogaado dadkii meesha ay ku dambeeyeen byee for now peace
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 05:37 am woow reer xaawo taako. faadumo dadka intaas kaliyaa lee maa ka xasuusataa. koleyba dadka mar horaa iskugu danbeysey. waa sacdiya hadaad xasuusatid iyo in kale this is my email (lady37227@yahoo.com)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 03, 2001 - 07:20 pm I too graduated from hawa tako school. The friends that I remember are Guled who was in 'T' I was in 'B'.My class was famous for the 'Twin brothers'. I remember Teacher Abdirahman Dagal,Nurkey,Asad and Jeylani.Those are the ones I remember.Direttori, I recal harira,Halima and Hassan
|