We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaalayaal waxaan raadinayaa CALI CARTAN XAAJI oo reer KISMAAYO ahaa gaar ahaan xaafada FAANOOLE EE BAAR LUGA-BAXSI.Waana YAXYE CARTAN (YAXYE CARAB) walaalkiis. Fadlan hadii aad taqaanid igala soo xiriir E-MAIL ZAKARIA@BLTECH.NET
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date cali artan haji oo oortable ah soo ma aha ninka aad raadinayso waxa uu dagan yahay dalka maraykanka sidaa ula soco by aaden
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Thanks bro Aaden Walaal Aaden waxaan kaa codsanayaa hadii aad taqaan meesha uu ka degan yahay Mareykanka ama aad taqaan telefoonka laga helo fadlan ii soo gudbi si aan ula xiriiro. Aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinayaa sida wanaagsan ee aad iigu soo gudbisay. Thanks again bro Aaden.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ANONYMOUS WALAAL WAXAAN GARANAYAA IN UU MAREEYKANKA DAGAN YAHAY MARKA TELEFOONKIISA WAXAAN WAYDIINAYAA QOF HAYA MARKA WALAALOOW ANIGA AYAA KUU SOO GUDBIN DOONA HADDI ILAAHAY IDMO INSHA ALAAH TAN KALE WALAALOOW MA WAXAAD AHAYD REER KISMAAYO XAFAADEENA AYAAD DEGANAYD WAXAA LAGA YAABAA IN AAN IS GARANO MARKA BAL AAN HAWADDA ISKA BARANO II SOO SHEEG MAGACAAGA IYO HALKA AAD JOOGTO XAAFADII AAD DAGANAYDEEN ANIG A WAXAAN DAGANAA XAAFADDA CALANLEEY HADDANA WAXAAN KU NOOLAHAY DALKA NOORWAY MARKA E-MAILKAYGA WAA AADENH@YAHOO.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Haddii aad tahey yaxye cartan waxaan ku salaamayaa wax badan waa caaqil cabdi cawaafe oo ku nool u.s.a cali cartan waxaan ku arkey seattle washington FEB 14,1998 waxaan hayey taleefonkiisa markii aan raadiyey oo uu ila soo xariiri waayey ayuu iga lumay taleefonkiisa; igala soo xariir cawaafe@aol.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Cabdi Cawaafe. Waan ku salaamay walaal Abdi ee igu salaan aqyaarta kale ee meesha kula joota gaar ahaan Mohamed Citile,Liibaan Citile,iyo Caydaruus uus [Shooli]. Cabdi Waxaad kaloo Aqbaar iiga keentaa Hadii aad taqaan Murwo Xaaji Mohamed Gabax. Igauna salaan qaraabadii oo dhan. Fadlan istiscmaal Emailkan. zakariali@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date yaxye cartan waan ku salaamay waa said nuur sooyan yaxye ali cartan maheshay wali mise mahilin wali?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To.Said Noor Sooyaan thnxs Said.Walaal anigu ma ahi Yahye Cartan laakiin waxaan ahay saaxiibkiis.so thank you bro Said. Bye zak.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO ZAK WALAA WAXAAD KOR KU SOO XUSTAY IN AAD TAHAY YAHYE CARTAN MAXAAD U SHEEGATAY HADAADAN YAHYE CARAB AHEEN MAGACIISA?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Said Nor Soyan. Said walaal anigu ma dhidin Yaxye Cartan baan ahay laakiin waxaan iri Cali Cartan waa Yaxye walaalkiis. Marka adiga ayaa u maleeyey sidaas. ************************************************** Said walaal oo halkee joogtaa adiga warkaaga Somaliya ayaa iigu kaa denbeeysaye.Qofka kula hadlaayana garo saaxiib waa taqaanaaye biibitada Dunbuje iyo CAbdoow yare ilaa iyo reer qacle soo xusuuso bal. ok see u bro,i will be round here soon. zak.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO ZAK WALAAL WAAD SALAAMAN TAHAY MARKA HORE KUMA AAN GARAN QOFKAAD TAHAY ANIGUSE WAXAAN JOOGAA [AUSTARALIA] DUNBUJE IYO CABDOW WAXAA U DHAXEEYA XALIIMO CALI DUQDOO LA DHAHO CABDOW YARE IYO QACLE WAXAA U DHAXEEYO GURI WEEN MAR BIIBITO KAFURNAA MARBA QOFBAY UFURNEED MAGARAN KARO ISU KAY SHEEG SAAXIIB NABADEEY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waryaarehee reer Luga-Baxsi iska warrama, Axmed bidlees ma haysaan ama Rashiid Curri iyo C/xakiim Siciid Muse, Cabdi Cawaafe walaalkaa Dr. Cali iiga warran xaalkiisa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Thanks said noor sooyaan. walaal waa (zakaria) bada liido xasuuso fadlan igala soo xiriir zakny@hotmail.com sida kale soo caadi ma aha iiga soo waran dadakii oo dhan. Hadaad i xasuusan anaa isku kaa sheegaayo ee waxba ha is dhibin mar horaa isugu kaaya danbeeysaye.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, July 02, 2000 - 02:01 pm walalyaalow waxaan raadinyaa nin ladhaho faysal mahamed cumar filqe ooigu danbeeyey kenya oo ah reer kismaayo fadlan cidii kaseeso furom igu soo qora
|