Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): YAA ARKAY CUSMAAN CUMAR XAAJI ( BIITOOS ) IYO AXMED JEBIYE? IYO DAD KALE OO KA TIRSANAA XAAFADAHA WAABERI, HODAN, MAANOBOOLYO .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi Casiis (Public user)

Unrecorded Date
Waxaan raadinayaa saaxiibadeydii Lilaahi:
Cusmaan Cumar Xaaji oo deganaa Baar Kaah gadaashiisa iyo Axmed Jebiye X-Ciyaal Kuleejo oo deganaa Waaberi.
Iyo asxaabteydii qaaliga ii ah inta aan noolahay:
Ubax Cali Sheekh iyo Fu'aad Cali sheekh iyo Sacdiyo Hodan--- Waaberi.
Foos Guuleed ----Waaberi.
Sahro Cabdi ( Sahro Koogaar )----- Koogaar.
Sacdiyo Shiikheey----- Wardhiigleey.
Ayaan Jasiiro---- Baar Jasiiro Gadaashiisa.
Maxamed Muuse Maxamed Muuse-- Waaberi.
Xaawo-Shaan---- Maanoboolyo.
Nuuro oo la dhalatay Zuweeydo Allaha u naxariistee---- Dabka hoostiisa.
Haboon Shiirtooy----- Waaberi Baar Cagoweyne iyo guryihii diyaarada ku dhici jiratay.
Juumbaay----- Afisiyooni Waaberi.
Yucubo ama Simoon--- Hodan.
Safiyo Xasan Waqooyi----- Hodan.
Ayaan iyo Idil oo walaalo ahaa----- Bakaaraha.
Maxamed Hilaa---- Hodan.
Tahliil iyo Testo---- Hodan.
Iyo intii kale ee Asxaabtaan cid ama wada kaseysa waa Cabdi Casiis Daroogo oo idin raadinaaya. Intee ka baxdeen waa idin waayee?
Daroogo.
Cafiif@aol.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi-Casiis (Public user)

Unrecorded Date
waxaan rabaa inaan idiin sheego cidii fariin ii wada inaad igala soo xiriiri kartaan:
Cafiif@prodigy.net
Mahadsanidiin
Salaama Calaykum.
Cabdicasiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN AADAN GARANEYN

Unrecorded Date
TO. CAFIIF
WAAN KU SALAAMAYAA SALAAN KABACDI WAXAAN KUU SHEEGAYAA IN NINKA AAD RAADINAYSO EE LAYIRAAHDO CUSMAAN CUMAR XAAJI BIITOOS UU KU NOOL YAHAY DALKA NORWAY, NASIIB XUMO MAGARANAYO SAAXIIBOW MAGAALADA UU KA DEGENAHAY LAAKIIN HADII AAD ISKU DEYDO WAXAAD KARAADIN KARTAA OSLO,WAXAANSE KUU SHEEGAYAA INUU AAD IYO AAD UWANAAGSANYAHAY.
WAXAAN UMALEYNAYAA INAY INTAA KUGU FILANTAHAY.


BY. NIN AADAN GARANEYN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Caziiz

Unrecorded Date
Ninka aanan garanayn; saaxiiboow Cid Oslo degan oo aad is dheheeysid weey taqaan Biitoos ma jiraan?
Haddii aay jiraan Telephone-kooda ma isiin kartaa?
Haddii kale waadku mahadsan tahay warka.
CabdiCaziiz.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaawo

Unrecorded Date
Cabdi casiis walaakiis waa ku salaamay! waxaan ahaa ciyaal hoddan baar kaah agtiisa dadkaa raadinayso waxaan ka gartay biitoos,safiyo xassan waqooyi oo hada joogta toronto canada waxaa qaba dhuub,simon waxay joogtaa switzerland saan maqlay waa model, sacdiyo hodon waxay joogtaa boston USA waxaanse ka xumahay in aanan hayn meel lagala xiriiro hadaan helo waan kuu soo sheegi bye