Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAXAAN BAAFINAYAA DHAMAAN DHALINYARADII REER IF IYO AAKHIRO AMA < XAMAR BILE > KHAAS AHAAN BALOOK YADII XIGTAY DHANKA SALDHIGA BOOLISKA EE SIINAAY!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed (Public user)

Unrecorded Date
WAXAAN BAADIGOO BAAYAA DHALINYARTII IF IYO AAKHIRO HADAAD GARANAYSAAN FADLAN IGALA SOO XIRIIRA ADRESSKAYGA ( khadir21@hotmail.com, amaba muhdn21@dotexpress.com magacayga waa maxamad cabdi aadan oo la dhihi jiray ( niiniile)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed amiin (Public user)

Unrecorded Date
macalinka waan ku salaamay marka hore.
waxaan ahaay dhalinyadii daganeed jiirada sadhiga
wardhiigley asxaabteedana waxey daganaayeen xamar bile nii niilow xagee ka daganeed xaafadaasi
waxaa laga yaabaa in lees aqoonsado in kastoo in mudo ah kasoo wareegtay.
magaceyga waa maxamed cali balse waxaa lee aqoon jiray maxamed amiin
adreeskeygana waa mohamedali66@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BBC (Public user)

Unrecorded Date
HI ASXAABTA ANIGA WAXAAN DAGANAA XAGA ISBAR TIIBADA LAKIIN WAXAAN AHAA ARDAYDII JANARAL DAUUD
XAMAR BILANA LAYGAMA WAA YI JIRIN OO WAA AQAANAY
DADKA DAGAN , WAXAA KA MID AHAA DADKAA
AHMED MAKI. ADBIFATAAX SHEEKH AADAN OO DAGANAA
BLOGA NO 1- FARXIYO OKIYO. IYO KUWA AAN SOO KOOBI KARIN , WAXII WAR IIGU REEBA HALKAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mustafa (Public user)

Unrecorded Date
By Mustafa Dahir

Mohamed Ninile waa lagu gartay qofka kula hadlaya waa Mustafa, dadkii brain wash baa kudhacay hadii aad ixasuusan kari la dahay marka hore Utaanga waan kugu arkay adiga iyo Sade inkastoo Sade aan isku baab ahayn qur'anka isla baranjiray mide labaad walaalahay baad taqaan Bare, Faruq, Cadoowe. Niinile xagee baad joogta Sade iga waran
waxaa maqaal igu ah inaad joogtid Minosata or Atlanta

igala soo xariir email : dahirmustafa@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mustafa (Public user)

Unrecorded Date
TO-BBC.
Asalaamu-caleykum
war ninyahoow anigabo waxaan deganaa ka soo horjeedka xamar bile Bologga no 3 hadaad xusuusantahay garaashka xareed ayaan leheen waanan aqaanaa c/fataax sheekh aadan iyo walaalkiis >kaneeco > iyo weliba c/rashiid cali warsame oo isna deganaa isla boloogga 1aad guryaha nno 9 ee xagey ku danbeyeen dhalinyaradaas ? adigane magacaa waxaa laga yaabaa in aan ku aqoonsado?. aniga waxaa ley dhahaa mustafa cayaal banoonina waan ahaa ee bal ii waran. waanan idin wada salaamay cayaal warta !!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bbc (Public user)

Unrecorded Date
to mustafa
saaxiib marka hore waa idin salaamaayaa dhamaan tiin marka xigta mustaf aniga waxaan saaxiib ahaan jirnay wiilal la kal dhihi jiray qaloocoow iyo axmed dheere hadaa garanayso kuwaas anigana waad igaranaysaa waxaa lay dhahi jiray mohed deeq
xiligaas brother.
sidoo kale mustafa hadii aad ciyaal jananka ahayd
waad igarna kartaa.
sidoo kale saaxiib waxaan arkay 1994 xiligaasoon
kasootagay kenya c fitaax sheeq aadan oo laga
soo tar xiilay su cuudiga oo sxb nayrobi uga ja jab san tahay laakiin caafimaad kiisa 100%
ayuu ahaa mustafa kuwa kalase war kama hayaaya
emailka waaa ( rushbbc@ yahoo.com )

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamar bile (Public user)

Unrecorded Date
ok guys reer xamar bile yaad doonaysaan baa layiri
all the ppl u need just ask from guray to said qamaan, faruuq, sade, cabdulaahi siko, xuseen dhiiga ,darwaas, ..... and on on on.. just ask bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gullied

Unrecorded Date
Walaala yaal aad ayaad u mahadsan tihiin aniga magaca la ii yaqaanay waa ( Cir-Cire) ama ciise,
waxaan deganaa saldhiga gadaashiisa.
jaamac oo dhigan jiray maxamuud xarbi, yaa yaqaan meeshuu ku danbeeyay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
searching for missing people

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil Abdiweli

Unrecorded Date
Idil cabdiweli oo raadinaysa cabdisamad cismaan canshuur cabdalla oo xamarbile(if iyo aakhiro) daganaa.iskoolka maxamuud xarbina dhiganjiray.fadlan qofkii yaqaana meesha uu ku danbeeyay ila soo hadla.qabiilkiisa inuu warsangali ahaa ayaan fillayaa.hooyadiis waxaa la dhahaa faadumu iimaan.markii iigu danbeysay waxaa lagu sheegay USA.